Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo:  Suxufiyiinta Mudug oo tababar sare loogu qaadayo aqoontooda loo furay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Gaalkacyo:  Suxufiyiinta Mudug oo tababar sare loogu qaadayo aqoontooda loo furay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Warfaafinta Galmudug, isla markaana ah mid lagu baran doono muddada sadaxda maalinn ah ee uu socda horumarinra dowladnimada iyo isla xisaabtanka, iyadoo loo marayo Warbaahinta ayaa waxaa maanta Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug uu uga furay Gaalkacyo ilaa 25 saxafi oo ka mid ah xubnaha ururka suxufiyiinta Gobalka Mudug ee Galmudug.

Furitaanka Tababarka oo ay goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiin kala duwan oo isugu jira kuwa maamulka Degmada, Wasiiro iyo la taliyaha dhanka Arrimaha Bulshada ee Madaxweynaha Galmudug ahna Wasiirkii hore ee Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle iyo sidoo kale La taliyaha Madaxweynaha Puntland Xabiib Faarax.

Related posts

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

February 1, 2026
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

February 1, 2026

Mas’uuliyiintii ka hadashay waxa ay sheegeen in tayeeynta Warbaahinta iyo sare u qaadista aqoonta saxafiyiinta ay kaalin weyn ka qaadaneeyso Horumarinta dowlad wanaagga iyo isla xisaabtanka, waase haddii saxafiyiintu ku shaqeeyaan aqoonta ay ka korarsadaan tababarada la siiyo

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug Abshir Cabdi Sheekhoow ayaa xusay in waxa bulshada ka dhaxeeya ay tahay deegaanka iyo dowladnimada sidaa awgeedna loo baahan yahay in cid kasta ay xil gaara iska saarto horumarinta iyo nabadda deegaanka, isagoo dhinaca kalana saxafiyiinta ka codsaday in ay hormuud u noqdaan in bulshada lagu hago waddada wanaagsan ee horumarka Nabadda iyo Dowladnimada

Tababarkaan ayaa ah kii u horeeyay ee Wasaaradu Gaalkacyo ku qabato tan iyo markii xilka Wasaaradda loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Abshir Cabdi Sheekhoow.

Previous Post

Guddoonka labada Aqal oo kulan ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa

Next Post

Midowga Afrika oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Safiirka Soomaalia ee Ethiopia

Next Post
Midowga Afrika oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Safiirka Soomaalia ee Ethiopia

Midowga Afrika oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Safiirka Soomaalia ee Ethiopia

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Go'aan kasoo baxay xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa looga joojiyay ka-qeybgalka kulamada...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray go’aanno rasmi...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Khawaarij waaweyn ay si toos ah ula...

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In