Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo: Xuska maalinta Naafada Adduunka +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Gaalkacyo: Xuska maalinta Naafada Adduunka +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo sadexda bisha December ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee dadka naafada ayaa wasaaradda Haweenka Galmudug waxay magaalada Gaalkacyo ku qabatay kulan lagu dhiirigelinayo dadka naafada gaar ahaan iskuulka wax lagu baro dadka maqalka naafada ka ah.

Dr. Yurub Cabdulqaadir Cali, oo ah isu duwanaha wasaaradda Haweenka gobolka Mudug, ayaa tilmaantay in ay muhiimad gaar ah siinayaan dadka naafada ah gaar ahaan ardayda maqalka naafada ah sidii ay u heli lahaayeen waxbarasho wanaagsan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Iskuulka dhagooliyaasha ee magaalada Gaalkacyo waxaa dhigtay boqolaal arday maqalka naafo ka ah kuwaas oo u baahan garab istaag, guddoomiyaha ururka naafada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Yaasiin Colaad ayaa wasaaradda ugu mahadceliyay garashadooda ku aadan in ay yimaadaan iskuulka.

Sanad kasta sadexda december waxaa dunida oo dhan looga dabaal degaa xuska maalinta caalamiga ah dadka naafada ah, Soomaaliya ayaana kamid ah meelaha laga xusay maalintaas caalamiga ah.

Previous Post

Diyaargarowga qabashada doorashada golaha shacabka oo laga dareemayo magaalada Jowhar.

Next Post

Maxkamadda gobolka Galgaduud oo dhageysatay dacwad ciqaabeed dil ah+Sawirro

Next Post
Maxkamadda gobolka Galgaduud oo dhageysatay dacwad ciqaabeed dil ah+Sawirro

Maxkamadda gobolka Galgaduud oo dhageysatay dacwad ciqaabeed dil ah+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In