Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gabar bare ah oo Falastiini ah oo ku guuleysatay abaalmarinta macalimka caalamka

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Gabar bare ah oo Falastiini ah oo ku guuleysatay abaalmarinta macalimka caalamka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gabar Falastiini ah oo lagu magacaabo Hanan Al Hroub, oo bare ka ah  dugisga Samiha Khalil oo ku yaala deegaanka Al-Bireh kuna dhow magaalada Bethlehem  ee dhulka reer Falastiin ayaa ku guulesatay $1m (£710,000)  oo ah abaalmarinta caalamiga ah ee Macalimka sanadkan 2016 kadib xaflad lagu qabtay magaalada Dubai.

Hanan Al Hroub, ayaa ku barbaartay xero qaxooti iyadoo u ololeyn jirtay waxbarashada carruurta kuwaas oo dhibaato ka soo gaartay rabshadaha hubeysan oo ka jira deegaanka ay ku noolaayeen.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

” Aniga waxaan ku faanayaa in aan ahay gabar bare ah oo Falastiini ah soona istaagta masraxan. Zaaisada waan ogolaaday anigoo ka wakiil ah dhamaan bariyaasha caalamka gaar ahaan kuwa Falastiiniyiinta ah ,” Al Hroub said. ” Anaga ka bare ahaan waxaan dhisnaa qiimaha iyo qiyamka maskaxda kuwa yaryar si loo hubiyo xaqa ay aduunka ku leeyihiin, si loo helo duni qurux badan oo xor ah.

” Mustaqbalka waxaa uu u muuqdaa mid fog hase yeeshee waxaa jira himilooyin si kastaba marka aad howshan oo kale isku daydid in aad sameyso aduunka ayaa ku caawinaayo.”

Al Hroub, ayaa waxaa abaalmarintan u gartay hey’adda Varkey Foundation oo waxbarashada dhiirigelisa iyadoo dadkii u hambalyeeyay ay kamid ahaayeen  madaxa kaniistada Pope Francis,Prince William iyo mas’uuliyiin kale.

Xaflada ayaa waxaa ka soo qeybgalay Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka UK Tony Blair iyo madaxweyne ku xigeenka dalka Isutagga Imaaraadka Carabta  Sheikh Mohammed bin Rashid Al Maktoum

Dadkii la tartamay ayaa waxaa kamid ahaa;

  • Aqeela Asifi, oo bare ka ah dugsiga Kot Chandana oo ku yaala xero qaxooti ee gobolka Punjab ee dalka
  • Ayub Mohamud, oo wax ka dhiga Iskuul ganacsiga lagu barto oo ku yaala xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi dalka Kenya.
  • Colin Hegarty, oo bare ka ah dugsiga Preston Manor, oo ku yaala magaalada London ee dalka UK
  • Joe Fatheree oo ka tirsan Iskuulka sare ee Effingham  oo ku yaala xaafadda  Effingham ee magaalada  Illinois dalka Mareykanka.
  • Kazuya Takahashi, oo bare ka ah Jaamacadda Kogakuin University ee magaalada Tokyo ee dalka
  • Maarit Rossi, oo maadada Xissabta k aka dhigta dugsiga Kartanonranta ee dalka
  • Michael Soskil oo kamid ah bariyaasha Iskuulka hoose ee Wallenpaupack oo ku yaala xaafada Newfoundland ee magaalada Pennsylvania ee dalka Mareykanka.
  • Richard Johnson, oo ah bare maadada Seyniska ee dugsiga hoose ee magaalada Perth ee dalka Australia.
  • Robin Chaurasiya, oo ka tirsan Iskuulka ee Kranti ee magaalada Mumbai ee dalka India.
Previous Post

Dhageyso warka ee Radio Muqdisho

Next Post

Koofur galbeed oo UK ugu mahadcelisay taageerada Soomaaliya

Next Post
Maamulka Koonfur galbeed oo guddi u saaray Aaska Allaha u naxriistee  Xildhibaan Xaabsade

Koofur galbeed oo UK ugu mahadcelisay taageerada Soomaaliya

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In