Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gabar Soomaaliyeed oo loo magacaabay la taliyaha xoghayaha guud ee QM

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Gabar Soomaaliyeed oo loo magacaabay la taliyaha xoghayaha guud ee QM
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Antonio Gutters, ayaa Ilwaad Elman Cali Axmed u magacaabay inay ka mid noqoto la taliyeyaashiisa howl-gallada nabad ilaalinta caalamka ee Waddamada soo koraya.

Ilwaad oo haysata dhalashada Dalka Kanada ayaa Boggeeda Instagram-ka kusoo qortay sida ay ugu faraxsan tahay in xilkan loo Magacaabo.

Related posts

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026

Gabadhan oo 28 jir ah ayaa ku dhalatay Magaalada Muqdisho iyadoo ku barbaartay Dalka Kanada dhalashana ka qaadatay halkaas, waxanay ka mid tahay 4 Gabdhood oo uu dhalay Nabad jirahii weynaa ee Elman Cali Axmed.

Elman ayaa sidoo kale loogu yeeri jiray Aabbihii Nabadda Soomaaliya intii u dhaxaysay 1990-kii illaa 1996-dii, isagoo ku caan ahaa uruurinta Dhallinyarada nolosha ka dhacday, jiheynta Carruuraha danyarta iyo u hiillinta Nabadda.

Ilwaad iyo Hooyadeed Fartuun Aaden ayaa waxay ka mid yihiin howl-wadeennada sare ee hay’adda Nabadda iyo xuquuqul Insaanka ee Elman (Elman Peace and Human Rights Center) oo uu fadhigeedu yahay Muqdisho.

SONNA

Previous Post

Ciidamada Kenya oo fashiliyay weerar ay maleegayeen Al-Shabaab

Next Post

War-Murtiyeed: Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo soo xirmay “SAWIRRO”

Next Post
War-Murtiyeed: Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo soo xirmay “SAWIRRO”

War-Murtiyeed: Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo soo xirmay "SAWIRRO"

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In