Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gabar yar oo ku xanuun sanaysa muqdisho oo deeq lacageed la gaarsiiyay”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gabar yar oo ku xanuun sanaysa muqdisho oo deeq lacageed la gaarsiiyay”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shiikh Nuur Baaruud Gurxan oo wakiil ka ahaa Soomaali gudaha & dibadda ku sugan oo lacago u soo diray Maryama Afrika ayaa ku wareejiyay lacagtii ay sadaqeysteen dadkaasi oo gaareysa $4000,  oo doolar taas oo la doonayo in dibadda loogu qaado maryama  iyadoo xaaladeeda Caafimaad dhakhaatiirta Turkiga & kuwa Soomaaliduba ka deyriyeen, sidoo kale Naadiga Nakaadsa ee Dugsi Sare Axmed Gurey guddoomiyahooda ashcari oo isna ku yaboohay $1500,

ka qeybqaado walaal taakuleynta walaasha Maryama oo ah gabar da’yar ah ku dir Akoonka hooyadeed oo Salaam Bank kaaga furan wixii aad awoodid hadaad ku sagantahay gudaha & dibadda intaba 40142856 waxaana ku qoran Hooyo Maryama Cismaan Tifow.
Dadka lacagaha soo diray waxa ay ku kala sugan yihiin Soomaaliya, Uk, Usa, Danmark, Germany, Sucuudiga iyo wadama kale.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Xanuunka haaya Maryama Afrika waa Kansar kaga soo baxay markii hore duleelada sanka kadibna ku faafay jirka intiisa kale isagoona ugu sii daran Isha Midig oo ku dhaw in banaanka u soo baxdo ishaas.
Wasaaradda Caafimaadka ayaa horay u cadeysay inaan gudaha dalka waxba looga qaban Karin Xaaladda Caafimaad ee maryama Afrika, waxaana si lamid ah caddeeyay isna Dr Saciid oo ahaa dhakhtarkii sida gaarka ah u la socday xaaladda Maryama Yariiseey.

Ugu dambeynta waxaa si naxariis leh looga codsanayaa dhammaan walaalaha Soomaaliyeed ee kheyrka jecel iney qeyb ka noqdaan kaalmeynta sidii Maryama xaalad Caafimaad oo dibadda loogu heli lahaa iyadoona dhakhaatiirta Turkiga ee ku sugan Isbitaal Digfeer ay si wada jir ah u caddeeyeen iney gargaar caafimaad oo xooggan loogu heli lahaa maryama Afrika lagu dadalo.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

Previous Post

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ku dhawaaqey xilliga ay bilabanayaan wadatashiga hanaanka doorashad Sannadka 2016’ka”SAWIRRO”

Next Post

Jaamacadda SIU oo xaflad sagootin ah u sameysay arday loo dirayo dalka dibadiisa “SAWIRRO”

Next Post
Jaamacadda SIU oo xaflad sagootin ah u sameysay arday loo dirayo dalka dibadiisa “SAWIRRO”

Jaamacadda SIU oo xaflad sagootin ah u sameysay arday loo dirayo dalka dibadiisa "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In