Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gabdho suxufiyiin ah oo tababar loo furay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Gabdho suxufiyiin ah oo tababar loo furay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Naadiga Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa maanta ku dhawaad 50 gabdho suxufiyiin ah tababar ugu furay Muqdisho, kaasi oo kor loogu qaadayo tayaqada aqoontooda saxaafadeed.

Munaasabadii tababarka lagu furayay oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan NUSOJ iyo kuwa kale, isla markaana ah mid hal maalin soconaya ayaa waxaa lagu baranayaa doorka gabdhaha suxufiyiinta ah uga aadan horumarka dalka iyo sare u qaaidda aqoontooda.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Guddoomiyaha Naadiga Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed Nimco Xasan Cabdi oo ugu horeyn hadal ka jeedisay furitaanka siminaarka ayaa ka codsaday gabdhaha ka faa’iideysanaya tababarka in waqtiga ilaaliyaan oo waxyaabaha ay ka bartaan ku dabaqaan howlaha loo igmaday.

Qaar ka mid ah gabdhaha suxufiyiinta ee nasiibka u helay tababarka ayaa sheegay in dhankooda ay diyaar u yihiin in ay sare u qaadaan xirfadooda aqooneed, ayna bulshada u gudbin doonaan waxa ay ka faa’iideen.

Xoghayaha ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Bakistan oo furay tababarka ayaa tilmaamay in gabdhaha suxufiyiinta ay kaalin muhiim ah kaga jiraan dhanka saxaafadda, waxaana uu intaa ku daray in looga fadhiyo sidii ay uga faa’iideysan lahaayeen tababarka maanta loo qabtay.

DSCN8022

DSCN8025

DSCN8026

DSCN8027

DSCN8028

DSCN8029

DSCN8030

DSCN8031

DSCN8032

DSCN8033

DSCN8034

DSCN8035

DSCN8037

DSCN8038

DSCN8040

DSCN8041

DSCN8042

DSCN8043

DSCN8045

DSCN8050

DSCN8058
Sawir Qaade:- Cabdi Aadan

Previous Post

Dhagayso Warka Subaxnimo 28.02.2015

Next Post

Wasiirka kalluumeysiga oo la kulmay howlwadeenada Wasaaradda “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka kalluumeysiga oo la kulmay howlwadeenada Wasaaradda “SAWIRRO”

Wasiirka kalluumeysiga oo la kulmay howlwadeenada Wasaaradda “SAWIRRO”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In