Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

GalMudug: aad baan uga xun nahay 3-dii ruuxdii ee shalay lagu dilay xadka Ethiopia

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

3-dan ruux waxaa la dilay markii gaarigooda la xabadeeyey meel u dhow Kaxan dhale ee gudaha dalka . Dambiilayaashii falka geystayna wey baxsadeen,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka GalMudug waxuu faray hay’adaha amniga in gacanta lagu soo dhigo dambiilayaashaas oo maxkamad la soo taago sida ugu dhaqsiyaha badan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

30kii April 2016 wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka GalMudug ayaa gaaray magaalada Jigjiga, xarunta Dowlad Goboleedka Soomaalida ee dalka Ethiopia oo uu wadahadal iyo xaajood la soo qaaday madaxda heer gobol iyo heer Federaal ee Ethiopia oo laga wada hadlay rabshadihii ka dhacay xuduudaha 23kii April 2016.

Iyadoo la raacayo heshiiskii labada dowladood ee Ethiopia iyo Soomaaliya, Dowlad Goboleedka GalMudug waxey bilowday dhaqangelinta heshiiskaas oo la fuliyey barnaamij bulshada lagu wacyigelinayo. Sidoo kale Dowladda GalMudug waxey magacowday guddigii isku dhafka ahaa ee ka wada shaqeynta xuduudaha.

Iyadoo aan sii wadeyno xiriirka wadashaqeyneyd ee GalMudug ay la leedahay Dowlada Is-Maamulka Soomaalida ee Ethiopia iyo ka wada shaqeynta amniga iyo nabadeynta xuduudaha, haddana marwalba waxaa GalMudug ka go’an fulinta iyo dhaqangelinta heshiiska marna ma oggolaaneyso wax walba oo wax u dhimi kara heshiiskaas, nabada iyo amniga labada shacab ee deegaanka.

Previous Post

Wargelin:- Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Berri Ku Saabsan Howsha Doorashooyinka Ee Baarlamaanka Hor Taala

Next Post

Taliyayaal Ciidan oo maanta booqday dugsiga booliska ee Genaraal Kaahiye+SAWIRRO

Next Post
Taliyayaal Ciidan oo maanta booqday dugsiga booliska ee Genaraal Kaahiye+SAWIRRO

Taliyayaal Ciidan oo maanta booqday dugsiga booliska ee Genaraal Kaahiye+SAWIRRO

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In