Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug: Ciidankeenu waxa ay weli sii baacsanayaan firxadka maleeshiyaadka Al-Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Cadaado, 26 March 2016: Ciidanka geesiyaasha maamulka Galmudug ayaa weli baacsanaya maliishiyaadka Al Shabaab ee dhowaan soo galey degaannada Galmudug.

Hawlgalka ciidammada Galmudug ayaa ku fiday degaannada Galhagoog, Dinooda, Af-Barwaaqo iyo Towfiiq.
Wasiirka Warfaafinta, Hanuuninta Dhaqanka iyo Dalxiiska Maxamuud Aadan Cusmaan Mesagaway ayaa sheegay in ilaa iyo 120 ka tirsan maliishiyada Al Shabaab ay ku go’doonsan yihiin Dinooda iyo Galhagoog, isla markaana qaarkood la rumeysan yahay inay ajaanib yihiin.
Maliishiyada Al Shabaab ayaa hawlgalladii ugu dambeeyay waxaa looga dilay 11 ruux, halka 25 kalena nolosha lagu qabtey, oo lix ka mid ah ay dhaawac yihiin.
Wasiir Mesagaway ayaa ku ammaanay ciidammada Galmudug sida hufan iyo deg-degga leh ee ay uga hortageen inaanu cadowga isku ballaarinin dhulka maamulka Galmudug.
“Awoodda ciidankeena ay leeyihiin iyo taageerada shacabka ayaa suuragelisay inaan cadowga meel kasta ugu galno, waxaana rajeynayaa inaan dhowaan soo afjari doono hawlgalladan, isla markaana aan dhulka oo dhan ka sifeyno cadowga’’, ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay

Previous Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqisho

Next Post

Wasiirka difaaca Soomaaliya oo la kulmay Madax ka tirsan Masar

Next Post
Wasiirka difaaca Soomaaliya oo la kulmay Madax ka tirsan Masar

Wasiirka difaaca Soomaaliya oo la kulmay Madax ka tirsan Masar

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In