Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug oo cafis u fidisay afar badmaax oo u dhashay Dalka Yeman

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo cafis u fidisay afar badmaax oo u dhashay Dalka Yeman
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa maanta cafis ufidiyay 4 badmaax oo u dhashay dalka Yeman kuwaasi oo ay maxkamada Galmudug 8dii Febaraayo  ku xukuntay ganaax lacageed oo gaarayay 60kun oo doolar kadib markii ciidamada ilaalada xeebaha Galmudug ay soo qabteen iyagoo si sharci dara ah uga kaluumeeysanaya xeebaha Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska Galmudug korneyl Cabdi Jaamac Cabdulle (Xabeeb) ayaa warbaahinta Qaranka u aqriayay warqada cafiska loogu fidiyay afarta badmaax oo magacyadoodu kala ahaayeen Nabiil Cali Maxamed.Rabiic kuleyb Maxamed. Fu’aad Cali Maxamed.Najiib Yaxye Zaciim waxaana uu yiri taliye xigeenaka Ciidamada booliiska Dowlad Gobaleedka Galmudug

(Maanta oo ay taariikhdu tahay 1/3/2017 waxaa dowlad gobaleedka Galmudug ay cafis ufidiyeen 4taan badmaax oo udhashay dalka Yeman kuwaasi oo lasoo qabtay iyagoo sharci daro uga  kalluumeysanaya xeebaha Degmada Hobyo Maxkamadda sare ee Galmudugna 8dii Febaraayo ay ku xukuntay ganaax lacageed oo gaaraya 60kun oo doolar Kadib markii saafaradda dalka Yeman ee Soomaaliya ay soo codsatay in la cafiyo nimankaan oo dowlad gobaleedka Galmudug Galmudugna waa ay qaadatay kadib markii warqadaasi ay soo gaaratay Wasaaradda Caddaalada iyo Garsoorka isla markaana loo geeyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug haddana ah kusimaha Madaxweynaha waxaa cafis buuxa loo fidiyay 4taan badmaax )

Cafiskaan loo fidiyay 4taan badmaax ayaa yimid kadib dadaal dheer oo ay u galeen safiirada Soomaaliya iyo Yeman u kala fadhiya labada dal

Previous Post

Kulan looga hadlayay tayaynta ciidanka booliska iyo bixinta mushaaraadka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Wafdi ka socda Soomaaliya oo Masar uga qeybgalaya shir ku saabsan saxaafadda Afrika+Sawirro

Next Post
Wafdi ka socda Soomaaliya oo Masar uga qeybgalaya shir ku saabsan saxaafadda Afrika+Sawirro

Wafdi ka socda Soomaaliya oo Masar uga qeybgalaya shir ku saabsan saxaafadda Afrika+Sawirro

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In