Sunday, May 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay tayaynta ciidanka booliska iyo bixinta mushaaraadka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay tayaynta ciidanka booliska iyo bixinta mushaaraadka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo loga hadlayay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa qaabka loo bixiyo mushaaraadka ciidanka Booliska  Soomaaliya  ayaa waxaa ka qeybaglay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Taliyaha booliiska iyo Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya.

Waxaa shirkaasi lagu soo bandhigay daraasad muddo laba bilood ah lagu sameynayey xaaladda dhaqaale iyo ciidan ee uu boolisku ku sugan yahay si ay boolisku ugu suurtowdo inuu guto howlaha loo idmaday,

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

May 17, 2026
Warbixinta ITU Soomaaliya oo noqotay Dalka ugu horumarka badan Adduunka dhanka dib-u-habeynta Isgaarsiinta

Warbixinta ITU Soomaaliya oo noqotay Dalka ugu horumarka badan Adduunka dhanka dib-u-habeynta Isgaarsiinta

May 17, 2026

Ugu horen kulanka waxaa ka hadlay Wasiirka Maliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Fargeeti oo caddeeyey in Boolisku uu tusaale yahay dib u habeynta ciidamada Amniga Dalka.

“Shirka waxaa looga hadlay siidii ciidamada looga gacansii lahaa dhanka musharaadka iyo horumarada laga sameyay bixinta mushaaraadka, waxaan uu mahada celinyaa Midowaga Yurub tageerida ay la garabtaaganyiihin ciidamada Booliska” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda.

Sido kale Waxaa halkasii ka hadlay Safiirka Midowga Yurub uqaabilsan Arrimaha Soomaaliya Veronique Lorenzo  waxayna sheegtay in ay sii wadi doonaan taageerada ay siinayaan dowladda Soomaaliya

Dhanka kale Taliyah Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud oo isna goobta hadal ka jeediyay ayaa tilmaamay  in ciidamada Booliska ay  yahiin udub dhaxadaka Amniga Dalka,  Booliskana uu ka soo ka banayo burburkii saameeyay.

Taliyaha ayaa sheegay in saraakiisha Ciidanka ay diyaar u yihiin inay Midowga Yurub kala shaqeeyaan hawlaha dib u habeynta Ciidanka.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo furay Kalfadhiga 1-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Galmudug oo cafis u fidisay afar badmaax oo u dhashay Dalka Yeman

Next Post
Galmudug oo cafis u fidisay afar badmaax oo u dhashay Dalka Yeman

Galmudug oo cafis u fidisay afar badmaax oo u dhashay Dalka Yeman

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...

Warbixinta ITU Soomaaliya oo noqotay Dalka ugu horumarka badan Adduunka dhanka dib-u-habeynta Isgaarsiinta

Warbixinta ITU Soomaaliya oo noqotay Dalka ugu horumarka badan Adduunka dhanka dib-u-habeynta Isgaarsiinta

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa loo aqoonsaday dalka sameeyay sare-u-kaca ugu weyn adduunka ee dhanka dib-u-habeynta xeer-nidaaminta Isgaarsiinta, sida ku cad Tirakoobka...

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaaliyeed

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay qaar ka mid ah...

Ururadii ka qeyb galay Doorashadii K/Galbeed oo isbaheysi siyaasadeed sameystay

Ururadii ka qeyb galay Doorashadii K/Galbeed oo isbaheysi siyaasadeed sameystay

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Maxamed Nuur ( Aadan Madoobe), ayaa caawa kulan miradhal ah la...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In