Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug oo hay’adaha samafalka ugu baaqday inay gargaar la gaaraan dadka ay abaahuhu saameeyeen

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo hay’adaha samafalka ugu baaqday inay gargaar la gaaraan dadka ay abaahuhu saameeyeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Axmed Maxamed Shire (Qoodaar) guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Mudug ayaa hay’adaha samafalka iyo dowladda Soomaaliya ka codsaday in ay gargaar bini’aadannimo u fidiyaan dadka ay abaauhu saameeyeen.

Guddoomiye Qoodaar oo hoggaaminayay wafdi ka socday dowlad goboleedka Galmudug iyo xubno ka tirsan hay’adda IRC ayaa kormeer ku sameeyay ceelasha biyaha, Isbitaalka iyo xerada barakacayaasha Gelinsoor, iyagoo ka waraysatay baahiyaha xagga nolosha.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xubno ka mid ah barakacayaasha Gelinsoor  iyo dadka ay abaahuhu saameeyeen ayaa wafdiga u sheegay inaysan hay’adaha samafalku waxba u qaban marka laga reebo IRC oo muddo ka hor u samaysay biyo gelin, una qodday Suuliyaal.

Axmed Maxamed Shire (Qoodaar) guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Mudug ayaa ugu dambayn maamulka Galgaduud iyo hay’adaha samafalkuba ugu baaqay inay kormeer ku yimmaadaan Gelinsoor kana jawaabaan baahiyaha ay qabaan.

Previous Post

Ergayga gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Next Post

Muwaaddin Soomaaliyed oo lagu dilay Koofur Afrika

Next Post
Muwaaddin Soomaaliyed oo lagu dilay Koofur Afrika

Muwaaddin Soomaaliyed oo lagu dilay Koofur Afrika

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In