Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug oo sheegtay iney wadahadal la yeelaneyso maamulka Ahlusunna

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo sheegtay iney wadahadal la yeelaneyso maamulka Ahlusunna
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxamed Xaashi Cabdi Madaxwayne ku xigeenka dawlad goboleedka Galmudug oo maanta shir jaraa’id ugu qabtay magaalada Cadaado ayaa waxa uu kaga hadlay dhaqangalinta heshiiskii nabadeed ee Gaalkacyo iyo wadahadalo ay la furayaan maamulka Ahlusunna ee Dhuusamareed iyo Guriceel maamula iyo arrimo kale.

Madaxwayne ku xigeenka ayaa sheegay in dhawaan uu bilaabandoono wadahadal rasmi ah oo u dhexeeya Galmudug iyo Ahlusunna, kaas oo uu rajeynayo inuu guulaysto.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhinaca kale Maxamed Xaashi Cabdi Madaxwayne ku xigeenka Galmudug ayaa sheegay inuu si waanagsan u dhaqangalay heshiiskii nabadeed ee dawlada federaalku garwadeenka ka ahayd ee magaalada Gaalkacyo islamarkaana ay soo laabanayso noloshii caadiga ahayd ee magaalada.

Ugu dambayn ayaa madaxwayne ku xigeenka Galmdug waxa uu ka tacsiyeeyay dilkii shalay magaalada C/waaq loogu Geystay Faarax Warsame Cilmi Taliyihii ciidamada Boliiska Gobolka Galgaduud iyo qof kale oo shacab ah oo isna lagu dilay deegaanka Olol oo dhuusamareeb hoos timaada, isagoo sheegay in falalkaasi baartaan ku hayaan.

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha oo soo xiray shirka madasha heerka sare ee waddamada iyo hay’adaha iskaashiga la leh Soomaaliya (HLPF)+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha oo soo xiray shirka madasha heerka sare ee waddamada iyo hay’adaha iskaashiga la leh Soomaaliya (HLPF)+Sawirro

Madaxweynaha oo soo xiray shirka madasha heerka sare ee waddamada iyo hay’adaha iskaashiga la leh Soomaaliya (HLPF)+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In