Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ganacsatada Degmada Xamar Jajab oo laga dalbaday in ay bixiyaan Shatiyada Ganacsiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ganacsatada Degmada Xamar Jajab oo laga dalbaday in ay bixiyaan Shatiyada Ganacsiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada Xamar jajaba ayaa ku boorriyay ganacsatada degmadaasi inay goostaan shatiyada Ganacsi, iyada Maamulka uu ka warbixiyay Olale Nadaafadeed oo ka socda degmada.

Guddoomiye ku-xigeenka degmada Xamar Jajab Axmed Cabdullaahi Samoow oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ka dalbaday Bulshada Ku nool degmada gaar ahaan kuwa ganacsatada ah in ay bixiyaan shatiyada ganacsiga ee Dowladda hoose si looga maarmo in maalin kasta shacabka Xarumahooda ganacsiga loogu yimaado.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kale Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada Xamar Jajab ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayaan Ololaha Nadaafadda Degmada kaas oo lagu Nadiifinayo Dhammaan Waxyaha ay ka kooban tahay degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir isla markaana ay fulinayaan Go’aankii Guddoomiyaha Gobolka ee ahaa in laga shaqeeyo Bilicda Caasimadda qof kastana halka uu joogo nadiifiyo.

Previous Post

Minneapolis oo laga soo dhaweeyay Go’aankii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya

Next Post

Ugaas Cabdiraxmaan oo lagu Aasay Deegaanka Halgan “SAWIRRO”

Next Post
Ugaas Cabdiraxmaan oo lagu Aasay Deegaanka Halgan “SAWIRRO”

Ugaas Cabdiraxmaan oo lagu Aasay Deegaanka Halgan "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In