Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gargaar la gaarsiiyay shacabka degmada Xudur

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Gargaar la gaarsiiyay shacabka degmada Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qeybinta Gargaar loogu talagalay dadka ay xaaladda bini-adanimo heysato ayaa ka socota degmada Xudur ee gobolka Bakool, sida uu ku soo waramayo Wariyaha warbaahinta Qaranka ee gobolkaas.

Degmada Xudur iyo deegaanada ku xeeran waxaa ka soo yeeray qeylo dhaan xaalad bini-aadanimo ah ka dib, muddo sanado ah oo ay go’doomiyeen maleeshiyada Al-Shabaab.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026

Gargaarka ayaa yimid ka dib iskaashi ay sameeyeen maamulka K/galbeed iyo Dowladda Federaalka oo ka damqaday xaaladda adag ay wajahayaan shacabka masaakiinka ah ee gobolka Bakool.

Deeq isugu jirta Bur,Sonkor, Bariis iyo Saliid ayaa dadka loo qeybinayaa, kuwaas oo lagu soo aadiyay xilli ay u baahnaayeen, sida ay sheegeen dadka ka faa’ideystay.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen oo dhowaan magaalada booqday ayaa ku baaqay in loo gurmado shacabka dhibta ka soo gaartay go’doominta Al-Shabaab

Previous Post

Xaaladda Baled Xaawo oo degan ka dib dagaalkii shalay

Next Post

Maxkamadda racfaanka Mareynkanka oo taageertay xukunka saddex nin oo Qarxin rabay Muhaajiriin Soomaali ah

Next Post
Maxkamadda racfaanka Mareynkanka oo taageertay xukunka saddex nin oo Qarxin rabay Muhaajiriin Soomaali ah

Maxkamadda racfaanka Mareynkanka oo taageertay xukunka saddex nin oo Qarxin rabay Muhaajiriin Soomaali ah

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In