Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gargaarkii ugu badnaa oo la gaarsiiyey danyarta iyo barakacayaasha ku nool Xudur “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Gargaarkii ugu badnaa oo la gaarsiiyey danyarta iyo barakacayaasha ku nool Xudur “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  iyo wafdi ay hogaamineyso ayaa ka qeyb galay gargaarkii ugu badnaa oo maanta loo qeybiyey barakacayaasha Degmada Tiyeeglow iyo danyarta magaalada Xudur, kaa soo la gaarsiiyey kun qoys.

Guddoomiyaha gobolka Bakool Shiine Macalin Nuur ayaa Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye ku soo dhoweeyey goob ay ku sugnaayeen kumanaan dadweyne ka hor inta aan gargaarka loo qeybin.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa dadweynaha u sheegtay in dowladooda ay garab taagantahay, lana socota xaaladda deegaanka ka jirta.

Intaa kaddib waxa bilowday qeybintii raashinka oo qoys-walba lasiiyey bur, bariis, sonkor, saliid iyo timir, wakiilka ganacsato ku mideysan hay’adda Strong together oo deeqdaan bixisey Cabdishakuur ayaa sheegay in ay uga jawaabeen baaqii Madaxweynaha ee ahaa in shacabka Xudur loo gurmado.

Agaasimaha Wasaaradda Gargaarka Axmedweli ayaa ganacsatasa Soomaaliyeed uga mahadceliyey gargaarka.

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo kulamo la qaatay odoyaal dhaqameed “SAWIRRO”

Next Post

Lataliyaha Amniga Qaranka oo khudbad ka hadlaysa marxaladda amni ee dalka u jeediyay golaha Ammaanka QM

Next Post
Lataliyaha Amniga Qaranka oo khudbad ka hadlaysa marxaladda amni ee dalka u jeediyay golaha Ammaanka QM

Lataliyaha Amniga Qaranka oo khudbad ka hadlaysa marxaladda amni ee dalka u jeediyay golaha Ammaanka QM

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In