Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gariiga oo ka soo kabtay dhibaatadii dhaqaale ee haysatay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Gariiga oo ka soo kabtay dhibaatadii dhaqaale ee haysatay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Midowga Yurub ayaa xaqiijiyay in dalka Giriigga uu ku guulaystay in uu ka soo baxo barnaamijkii smatabixinta dhaqaalaha oo socday muddo saddex sano ah si uu dalkaasi uga soo kabto dhibaatadii dhanka deemaha ee haysatay.

Mashruuca lacagaha uu Midowga Yurub ugu talagalay xasilinta dhaqaalaha dalalka isticmaala lacagta Yuuro ayaa waxa uu samatabixinta dhaqaalaha Giriigga u qoondeeyeen 61.9 bilyan oo Yuuro oo dowladda dalkaasi looga taageerayay dhaqaalaha dalkeed uu u soo kaban lahaa.

Gireega ayaa ku jiray sideed sano sano oo adag oo gunti-isku dhiijis dhaqaale ah waxaana looso gurmaday saddex jeer iyada oo lasoo gaarsiisay deymo ka badan 260 bilyan oo Yuuro, taasi oo u dhiganta ku dhawaad 300 oo bilyan oo doolar oo uga timid dalalka Yuuro Zone-ka iyo hay’adda lacag aduunka IMF.

Athens ayaa haatan loo ogol yahay inay lacago ka amaahato suuqyada ganacsi, sida laga soo xigtay gudoomiyaha hay’adda xasiloonida Yurub kaasi oo sheegay in Giriiga uu cagahiiisa isku taagi karo.

Waxa uu uga mahadceliyay dadka Giriiga wadashaqeyna ay muujiyeen waxa uuna sidoo kale sheegay inay jiri doonan dabagal xoogan oo ku saabsan barnaamijyada samatabixinta markii ugu horeysyay tan iyo 2010-kii.

Tan iyo markii dhibaatooyinka dhaqaale ay ku habsadeen Giriiga sanadkii 2010, Giriiga ayaa waxaa soo gaaray samatabixintii ugu weyneyd ee dhaqaalaha taariikhda, balse xuriyada maamul ee dhaqaalahiisa gaarka ayaa yareyn doonto kormeerida adag ee gudiga Yurub.

Si dalalkaasi u xaqiijiyaan in Athens aysan ka bixin heshiisyadii ay isku afgarteen dalalka lacagaha amaahiyay, si ugu dambeyntii Giriigu u bixiyo amaahdaasi.

Previous Post

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka oo shaqadii ka joojiyey hawlwadeeno ka kala tirsan Maxkamadaha darajada 1aad iyo 2aad.

Next Post

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo shaaciyay waqtiga rasmiga ah uu furmayo kalafadhiga Golaha

Next Post
Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo manta kulan yeeshay

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo shaaciyay waqtiga rasmiga ah uu furmayo kalafadhiga Golaha

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In