Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Garoonka Kazan Arena Oo Mucjiso Ku Noqday Dalal Waa Weyn

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha
0
Garoonka Kazan Arena Oo Mucjiso Ku Noqday Dalal Waa Weyn
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalalka Brazil iyo Belgium ayaa ku wada ciyaaray garoonka Kazan arena kulankii ugu danbeyay oo garoonkaasi lagu qabto waxaana laga adkaaday dalka Brazil oo ku guuleystay koobka shan jeer tan iyo markii la bilaabay koobka 1930-kii waana dalka ugu badan ee koobka ku guuleystay laba gool iyo gool ayaana looga adkaaday dalka Brazil ayadoo markii labaad uu adkaaday Dalka Belguim shan kulan uu la ciyaaray Brazil markii ugu danbeysay uu ka adkaaday Belgium dalka Brazil ayeey ahayd 1963 kulan saxiiibtinimo oo ay ku wada ciyareen Caasimada dalkaasi ee Brussles Waana markii labaad oo dalka Belgium soo gaaro afar dhammaadka tartanka tan iyo sanadkii 1986.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Belgium oo aanan laga adkaan 24-kii kulan ee ugu danbeysay ayaa waxaa goolka uu ugu adkaaday Brazil Saxiixay Kevin De Bryune oo noqday ciyaryahankii 100 ee gool ka dhaliya koobka aduunka ee sanadkaan lagu ka socda dalka Ruushka ayadoo sidoo kale Belgium uu noqday dalkii ugu horeyay ee laba gool hal kulan ka dhaliya Brazil 30-kulan kadib waana markii afaraad oo is xigta oo dalka Brazil uu ku guuldareysto in uu ka adkaado dal ka soo jeeda qaarada yurub tartankana isaga haro 2006 France ayaa ka adkaatay 2010 waxaa qaarijisay Holland 2014 waxaa reebay Germany halka sanadkaan-na uu reebay Belgium dhamaan waxay ahayeen kuwa ku guuleystay koobka iyo kuwa gaaray kama danbeysta tartanka sidoo kale waa markii shanaad oo dalka Brazil uu ka haray koobka aduunka oo ay dhammaan dalalka isugu soo haray ay noqdeen dalal ka soo jeeda yurub.

Hadii aan dib ugu  laabano garoonka Kazan Arena oo ay ku ciyaarto kooxda Ruben Kazan oo ka dhisan Horyaalka Ruushka ayaa mucjiso ku noqday dalalkii loo saadalinayay in ay ku guuleysan doonan koobka aduunka sanadkaan waxaana ka mid ahaa dalalka Argentina Spain Germany iyo Brazil dhammaan waxeey ku hareen garoonka Ruben Kazan kaasi oo ay ku ilmeeyen dhammaan tageerayashii dalalkaasi ku haminayay in ay ku guuleysan doonan koobka aduunka waxaana uu ahaa kulankii Brazil iyo Belgium kii ugu danbeyay ee lagu ciyaaray garoonka Kazan Arena maadama koobka uu yahay gabo gabo waana mid ka mid ah garoomada ugu quruxda badan kuwa lagu marti geliyay koobka aduunka ayadoo sidoo kale uu yahay garoonka Shaashada ugu weyn ay ku xiran tahay dhammaan garoomada aduunka ee lagu ciyaaro kubada cagta.

 

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Carta ee Dalka Jabuuti “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Sheegay In Dhallinyaradu Ay Yihiin Maskaxda, Xoogga Iyo Dhaqaalaha Dalka

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Sheegay In Dhallinyaradu Ay Yihiin Maskaxda, Xoogga Iyo Dhaqaalaha Dalka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Sheegay In Dhallinyaradu Ay Yihiin Maskaxda, Xoogga Iyo Dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 28 Luulyo 2026 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

July 28, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe,...

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

July 28, 2026
0

Ceelguula, Mudug – Magaalada Ceelguula ee gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug, iyadoo maamulka iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In