Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Garoonka weyn US Banka Stadium ee Magaalada Minneapolis  oo markii ugu horreysay Muslimiintu ku dukadaan Salaadda Ciidul-adxaa.

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Garoonka weyn US Banka Stadium ee Magaalada Minneapolis  oo markii ugu horreysay Muslimiintu ku dukadaan Salaadda Ciidul-adxaa.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026

Garoonka weyn US Banka Stadium  ee dhaca bartamaha magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota oo ay Somalidu u badan tahay ayaa taariikhda Markii ugu horraysay Muslimiinta Ku nool Gobolka Gudaha garoonka ku oogay Salaadd Ciidul Adxa.
Muslimiinta Gobolka Minnesota ee maantay soo xaadiray oo raxan raxan u galiyey Gudaha garoonka  ayaa lagu qiyaasay 25 kun,iyagoo dhammaan wajiyadooda laga dareemayey farxad iyo rayn rayn.

qaar ka mid ah Culumada Masaajidada Gobolka Minnesota ayaa wakhti badan galiyey in ay kulmiyaan inta badan Muslimiinta Gobolka Minnesota,isla markaas-na hal goob lagu wada tukado ,iyagoo sheegay in ay dirayaan fariin ku socota kuwa ku bahoobay Muslim nacaybka.

Xoghaya Safaaradda Somali ku leedahay Magaalada Washington Mudane Cabdirahmaan Bashiir ayaa soo gaarsiiyey dhabmbaal  Salaan ah uu ka  siday madaxda Soomaaliyeed,wuxuuna ugu baaqay Soomaalda gobolkaan in ay gacmaha isma qabsadaan.

Xildhibaanadda Aqalka Wakiilada ee Gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka Ilhaan Cumar iyo Gudoomiyaha Degmada lixaad ee Magaalada Minneapolis  Mudane Cabdi Warsame oo la hadlay warbaahinta qaranka,ayaa ku tilmaamay in ay meel kuwada tukadaan dadka Muslimiinta ah gaar ahaan Soomaalida  guul u soo hoyatay.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka uga soo warama Minnesota ee Dalka Maraykanka Cabdixakiim Cabdi Ismaciil ayaa sheegay in goobtaasi lagu oogay Salaadda Ciidul-adxaa ay aheyn mid ay ka muuqatay rayrayn iyo farxad aan la soo koobi karin waayo waxay aheyd markii ugu horreysay ay Muslimiinta Magaalada ku nool ku wada dukadaan hal meel, taasoo muujineysa isku duubnaanta Muslimiinta.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo La Ciiday Qaar kamid ah Bulshada ku nool Muqdisho “Sawirro”

Next Post

Mareykanka oo sheegay inay duqeyn ku dileen 2 ka mid ah argagixisada Al-Shabaab

Next Post
Horjoogayaal ka tirsanaa Shabaab oo lagu dilay duqeyn

Mareykanka oo sheegay inay duqeyn ku dileen 2 ka mid ah argagixisada Al-Shabaab

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In