Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gawaari sidda Xamuul Ganacsi oo markii ugu horeysay galay magaalada Qaza

caqiil by caqiil
2 years ago
in Wararka
0
Gawaari sidda Xamuul Ganacsi oo markii ugu horeysay galay magaalada Qaza
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tan iyo markii uu qarxay dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas, ayaa waxaa markii ugu horreysay marinka Qaza galay Gawaari sida badeecooyin Ganacsi.

Gaadiidkan oo siday xamuul kala duwan oo Ganacsi ayaa ka soo galay marinka Rafah ee xadka Masar, waxayna u soo gudbeen marinka Qaza.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibedda Maraykanka, Matthew Miller, ayaa ku macneeyey arrinkan tallaabo lagama maarmaan u ah nolosha dadka reer Falastiin ee ku sugan magaalada Qaza.

Miller wuxuu intaas ku daray in markii ugu horeysay Baabuur sida Badeecooyin gaarka loo leeyahay ay galaan Qaz ay ka dhigantahay rajo ka soo ifeysa xal laga gaaro dagaalka halkaasi ka socda, sidokale waxuu hadalkiisa sii raaciyay in furista marinka Rafax iyo soo gelitaanka Baabuurta sida badeecadaha Ganacsi ay sabab u tahay dadaallo diblomaasiyadeed oo muddooyinkii danbe halkaasi ka socday.

Soo galista Badeecoyinkan ayaa yimid xilli Qaramada Midoobay iyo hay’adaha kale ee caalamiga ah ay ka digeen cunto yari daran oo halkaasi ka jirta.

Previous Post

Wasiirka horumarinta Afrika ee UK oo ballan qaad u sameeyay Soomaaliya

Next Post

Ciidamada Xoogga oo la wareegay degaano hor leh oo ka tirsan gobolka Mudug

Next Post
Ciidamada Xoogga oo la wareegay degaano hor leh oo ka tirsan gobolka Mudug

Ciidamada Xoogga oo la wareegay degaano hor leh oo ka tirsan gobolka Mudug

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In