Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Abwaanada Oo Xubnaha Baarlamaanka Ugu Baaqay In Ay Ansixiyeen Xukuumadda Cusub

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Barlamaanka Somalia oo u codeeyey in sabtiga golaha wasiirrada la horkeeno
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani maanta magaalada Muqdisho ay yeesheen xubnaha Golaha Abwaannada ayaa waxa ay ugu baaqeen Baarlamaanka Dalka in uu ansixiyo Xukuumadda Cusub ee uu soo dhisay Ra’isul wasaare Cumar C/rishiid Cali Sharmaarke, iyadoo isla qadka Telefoonka uu uga qayb galay Guddoomiyaha golahaasi Abwaan Maxamed Cabdullahi Ciise Sangub oo ku sugan dalka Jabuuti.

Gudiga Fulinta Golaha Abwaanada ayaa baaq u soo jeediyay xubnaha baarlamaanka kaasi oo ku aadan in xukuumada si Shuruud la,aan ah loo ansixiyo maadaama Maalinta beri ah loo balansan yahay in Xukuumada la hor geeyo Baarlamaanka si ay go’aan uga gaaraan

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiye Ku xigeenka Golaha Abwaannada Abwaan Xirsi Dhuux Maxamed Wehliye ayaa sheegay in iyaga oo ka wakiil ah Shacabka ay doonayaan in xubnaha Baarlamaanka ay ansixiyaan Golaha Wasiirada ee la soo magacaabay si horey ay ugu sii socdaan howlaha socda.

Maalinta Beri ah ayaa waxaa la filayaa in Baarlamaanka Dalka la horgeeyo Xukuumada uu soo dhisay Raisul Wasaare Cumar C/rashiid si ay u meel mariyaan.

Previous Post

Naadiga Qoraalka iyo Akhriska ee Hillin Hayaan oo Muqdisho ka bilaabay Ololaha Dhiirigalinta aqriska iyo Qoraalka “Sawirro”

Next Post

Isu Imaatin Lagu Weyneynayo Dhalashada Nabigeena Muxamad (NIKH) Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Next Post
Muqdisho oo marti gelineysa shirka IGAD iyo ammaanka oo aad loo adkeeyay

Isu Imaatin Lagu Weyneynayo Dhalashada Nabigeena Muxamad (NIKH) Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In