Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha ammaanka oo ku gacanseyray codsigii Kenya ee ahaa in AMISOM la hoos geeyo Q. M.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Golaha ammaanka oo ku gacanseyray codsigii Kenya ee ahaa in AMISOM la hoos geeyo Q. M.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa diiday codsigii kasoo yeeray madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, kaasoo ahaa in Qaramada Midoobay ay la wareegto mas’uuliyadda howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).

Madaxweynaha Kenya Kenyatta oo 15 -kii june kulan gaar ah Magaalada Brussels kula qaatay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban KI Moon, ayaa u soo jeediyay inay Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa la wareegto hawl-galka nabad ilaalinta Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Qaraar ay meel mariyeen 15-ka xubnood ee golaha ammaanka ayay isku raaceen in xaaladda Soomaaliya ee haatan aysan ku haboonayn in ciidamo Qaramada Midoobay ka socda la geeyo Soomaaliya.

Golaha ammaanka ayaa amar ku siiyay AMISOM inay sii wadaan howlgalkooda Soomaaliya ilaa bisha May ee sanadka soo socda.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban KI-Moon ayaa  ballanqaaday inay qiimayn  ku sameyndoonaan xaaladda howlgalka AMISOM ee ka dhanka ah Alshabaab.

Previous Post

Ciidanka Kumandoska ee Danab oo burburiyay saldhig ay Shabaab ku lahaayeen gobolka Sh/Hoose

Next Post

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee K/Afrika oo shaqooyinkoodi u bedeshay wadidda Taxsiyada

Next Post
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee K/Afrika oo shaqooyinkoodi u bedeshay wadidda Taxsiyada

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee K/Afrika oo shaqooyinkoodi u bedeshay wadidda Taxsiyada

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In