Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Ammaanka Q.M. oo meelmariyay dhismaha maxkamad la soo taago burcad-badeedda Soomaalida

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Golaha Ammaanka Q.M. oo meelmariyay dhismaha maxkamad la soo taago burcad-badeedda Soomaalida
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Ammaanka Q.M. oo meelmariyay dhismaha maxkamad la soo taago burcad-badeedda Soomaalida.

Sidda uu qoray Wargeyska Daily Naition ee ka soo baxa waddanka Kenya, gollaha ammaanka Q.M. ayaa meel mariyay qorshe lagu dhisaayo maxkamad gaar u ah kooxaha burcad-badeedda Soomaalida.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Kulankan ayaa la iskula afgartay in maxkamadan laga hirgaliyo qaar ka mid ah waddamada dariska la ah Soomaalida sidda Kenya iyo Seychelles.

Labo sanno ka hor ayaa la soo jeediyay in la sameeyo maxkamad gaar u ah kooxaha burcad-badeedda Soomaalida, kuwaas oo maraakiibta ganacsiga iyo kuwa ay la socdaan dalxiiyaasha ka qafaasha xeebaha u dhow Soomaaliya iyo gacanka Cadan.

Qaraarka ka soo baxay golaha ammaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay sii socon doonaan howlgallada ay wadaan ciidamada la dagaallama burcad-badeedda ee Midowga Yurub iyo Nato.

Howgalka la dagaallanka burcad-badeeda Soomaalida ayaa sheegaya in uu yaraaday weerarrada kooxaha burcad-badeedda sannadihii la soo dhaafay tan iyo sannadkii 2009-ka xilligaas oo ay dhaceen 160 weerar.

Sannaddii 2009-ka ayaa burcad-badeedda Soomaalida waxay geeysteen 46 weerrar, laakin tan iyo sannadkii  20014-ka wax weerar ah ma dhicin.

Previous Post

R/wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in madaxweynaha Kenya uu kala hadlay joojinta derbiga laga dhisayo xadka labada dal

Next Post

Munaasabad lagu soo dhaweeynayay duqa Muqdisho oo lagu qabtay degmada Xamar weyne “Sawirro”

Next Post
Munaasabad lagu soo dhaweeynayay duqa Muqdisho oo lagu qabtay degmada Xamar weyne “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweeynayay duqa Muqdisho oo lagu qabtay degmada Xamar weyne "Sawirro"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In