Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Aqalka sare BFS oo maanta ansixiyay hindise sharciyeed hay’adda nabad sugidda

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Golaha Aqalka sare BFS oo maanta ansixiyay hindise sharciyeed hay’adda nabad sugidda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kalfadhigii maanta ay yeesheen golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyay hindise sharciyeedka hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka.

kulanka oo uu shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka koobaad ee golaha Aqalka sare, Senatar, Cali Shacbaan Ibraahim ayaa waxaa soo xaadiray 35 xubnood, iyadoo 31 ka mid ahna ay u codeeyeen ansixinta xeerkan.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Sidoo kale waxaa diiday saddex xubnood, halka uu hal xubina ay ka aamustay.

Wasiirudowlaha wasaaradda Amniga , Maxamed Cali Xagaa, ayaa golaha uga mahadceliyay meel marinta hindise sharciyeedka hay’adda, sidoo kale waxaa isna dhankiisa golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, u mahadceliyay Agaasimaha guud ee hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka, Mahad Maxamed Salaad

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulmay Madaxa hay’dda Boqor salman

Next Post

Ra’iisul wasaare Xamse oo midowga Yurub kala hadlay taageeridda qorshaha Xasillinta

Next Post
Ra’iisul wasaare Xamse oo midowga Yurub kala hadlay taageeridda qorshaha Xasillinta

Ra’iisul wasaare Xamse oo midowga Yurub kala hadlay taageeridda qorshaha Xasillinta

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In