Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Aqalka sare oo ansixiyay Wax ka badalka lagu sameeyay Xeer-hoosaadka Golaha+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Golaha Aqalka sare oo ansixiyay Wax ka badalka lagu sameeyay Xeer-hoosaadka Golaha+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah xarunta Golaha ku yeeshay Kal-fadhiga 5-aad Kulankiisa 9-aad.

KulanKA oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ajendihiisu wuxuu ahaa akhrinta 3-aad ee dib-u-eegista Xeer- hoosaadka Golaha Aqalka sare.

Guddoomiyaha Guddiga Xeer hoosaadka anshaxa iyo Xasaasanada Golaha Aqalka sare Senator Xasan Faarax Xujaale ayaa Senatarada u akhriyay qodobada wax ka bedelka lagu saleeyay ee dib-u-eegista xeer hoosaadka Golaha Aqalka sare,waxayna intaasi ka dib Golaha Aqalka sare codeyn u qaadeen Akhrinta 3-aad ee dib-u-eegista xeer hoosaadka Golaha.

Ugu danbeeyntii Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ,Mudane Cabdi Xaashi Cabullaahi ayaa ku dhawaaqay natiijada codeynta Gacan taaga ah,kulanka oo ay goob-joog ahaayeen 30-Senator ayaa Waxaa ogolaaday 29-Senatar ,mana jirin xubin diiday ama ka aamustay.

Previous Post

Xeer-ilaalinta Qaranka oo Muqdisho ku qabatay Kulan looga hadlayay dhaqan gelinta Xaashida Dhaawac muujinta+sawirro

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gobalka Banaadir ee Qaban-qaabada Xuska Xorriyadda+Sawirro

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gobalka Banaadir ee Qaban-qaabada Xuska Xorriyadda+Sawirro

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gobalka Banaadir ee Qaban-qaabada Xuska Xorriyadda+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In