Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Aqalka sare oo ka tacsiyadeeyay qaraxii Ex-koontarool Afgooye

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo ku hadlaya Golaha ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelada dadkii ku geeriyooday qaraxii argagixisada ay la beegsadeen dad rayid ah oo ku sugnaa Ex. Kontorol Afgooye.

Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ayaa sheegay in gebi ahaanba la baajiyay kalfadhigii maanta ay Goluhu isugu yimaadeen, ayna xanuunka la qaybsanayaan shacabka Soomaaliyeed ee dhibta ka soo gaartay xasuuqii argagixisada Al-Shabaab ay ka  geysteen isgoyska Ex-koontarool Afgooye.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ayaa sheegay in ajandaha kulankii maanta uu ahaa akhrinta 2aad ee sharciga saxaafadda, waxaana uu intaa ku daray in Golaha Aqalka sare uu maanta u aqoonsaday maalin tacsi, sidaasna ay ku baajiyeen kulankii ay lahaayeen.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo daah furtay qeybinta buugaagta Manhajka cusub “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo balan qaaday in dhaawacyada dalka wax looga qaban waayo loo qaadi doono caafimaad dibadda ah “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo balan qaaday in dhaawacyada dalka wax looga qaban waayo loo qaadi doono caafimaad dibadda ah “SAWIRRO”

Maamulka Gobolka Banaadir oo balan qaaday in dhaawacyada dalka wax looga qaban waayo loo qaadi doono caafimaad dibadda ah “SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

March 5, 2026
0

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In