Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Shacabka BFS oo maanta yeeshay kulankoodi labaad ee kalfadhiga lixaad+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Golaha Shacabka BFS oo maanta yeeshay kulankoodi labaad ee kalfadhiga lixaad+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka maanta oo uu shir guddominaayay ku simaha Guddomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabduweli Ibrahim Muudey ayaa ugu horeyn cod loogu qaaday xubin Magacaaban oo ka mid noqonaya Guddiga Madax Banaan ee Doorashoyinka Qaranka.

kulanka maanta oo ay soo xaadireen 143 Xildhibaan ayaa meelmarita ujeedooyinka kulanka kadib u codeeyay in Mudane Aadan Cabdinaasir Maxamed uu ka mid noqdo Guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xildhibaannada oo cod aqlibiyad leh ku ansixiyay

Dhamaan Xildhibaanadii soo xaadiray kulanka ayaa cod rabitaan ah ku meel mariyay xubintii ka banaaneed Guddiga doorashooyinka Qaranka.

Intaa kadib Xildhibanada ayaa u gudbay akhrinta 2aad Hindise Sharciyeedka Dakhliga, sidokalana waxaa horyaala Dib ugu Noqoshada akhrinta Miisanaiyadda 2019-ka, iyadoo loo qeybiyay Axdiga ilaalinta Hanti-dhaqameedka Xilliyada Colaadaha.

Previous Post

Ciidanka Xoogga dalka oo Horjooge ka tirsanaa Maleeshiyada Al-shabaab ku dilay deegaanka Cali Fooldheere (Wareysi)

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Socdaalkii Shaqo Ee Washington+Sawirro

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Socdaalkii Shaqo Ee Washington+Sawirro

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Socdaalkii Shaqo Ee Washington+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In