Monday, August 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Shacabka BJFS oo dooddii labaad ka yeeshay sharciyo muhiim u ah dalka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Golaha Shacabka BJFS oo dooddii labaad ka yeeshay sharciyo muhiim u ah dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 18-aad ee Golaha Shacabka BaarlamaankaJ amhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Oo Ajandihiisu ahaa;

1)ka doodista warbixinta Akhrinta 2-aad Hindise Sharciyeedka Nidaamka Maaliyadeed ee kheyraadka Dhulka Hoostiisa.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026

2 Ka doodista warbixinta Akhrinta 2-aad Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed.

Guddoomiye Ku- xigeenka Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga iyo La xisaabtan Hay’adaha Dowladda xildhibaan mohamed Haruun cabdullaahi ayaa faahfaahiyay Hindise Sharciyeedka Nidaamka Maaliyadeed ee kheyraadka Dhulka Hoostiisa Asigoona sheegay in ay waxbadan ka soo badaleen aygoona lakaashanaya Wasaaradda maaliyadda iyo quburo kuxildheer sharcigaan waxa uuna xildhaanada ka codsaday in ay ansixiyaan maadaama uu sharcigaan muhiim u yahay dalka iyo Soomaaliyeedliyeed.

Intaasi kadib xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa dood adag ka yeeshay Hindise Sharciyeedka Nidaamka Maaliyadeed ee kheyraadka Dhulka Hoostiisa xildhibaanada, ayaa intooda badan doododa ku saleysneeyd toosin iyo turxaan bixin ku saabsan sharcigaan.

Intaasi kadib Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku- xigeenka Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Nuur Axmed Diiriye “Nuur Afeey” Ayaa xildhibaanada ka hor aqriyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed.oo uu guddigu ka soo shaqeeyay Asigoona sheegay diyaaritana sharcigaan in ay la kaashadeen khubaro sharciyaqaano Ah iyo qabiirro ku xildheer sharcigaan waxa uuna xildhibaanada ka codsaday in ay ansixiyaan sharcigaan oo muhiim u ah dalka.

Intaasi kadib xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa dood adag ka yeeshay sharcigaan xildhibaanada ayaa intooda badan doododa ku saleysneeyd toosin iyo turxaan bixin ‘talosoojeedin ku saabsan sharcigaan.

guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka BaarlamaankaJ amhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane. Cabdullaahi Cumar Abshirow Ayaa soo xiray kulanka maanta Asigoona faray labada Guddiga ee kala ah Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga iyo La xisaabtan Hay’adaha Dowladda iyo Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga in ay soo diyaariyaan warbixinta Akhrinta 3aad Hindise Sharciyeedka Nidaamka Maaliyadeed ee kheyraadka Dhulka Hoostiisa.

Warbixinta Akhrinta 3-aad Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed ayna ku soo biiriyaan talooyinka iyo turxaan bixinta ay xildhibaanada soo jeediyeen.











Previous Post

Madaxweyanaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka “SAWIRRO”

Next Post

Suurtagalnimada mataaneenta Muqdisho iyo Helsinki oo laga wada hadlay

Next Post
Suurtagalnimada mataaneenta Muqdisho iyo Helsinki oo laga wada hadlay

Suurtagalnimada mataaneenta Muqdisho iyo Helsinki oo laga wada hadlay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In