Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ansixiyay, Axmed Zeylici Muuse iyo Maxamed Cusmaan Cabdulaahi Xamza oo ka mid noqonaya xubnaha guddiga Madaxa Banaan ee Xudduudaha iyo Federaalka, ka dib kulan maanta mudaniyaasha ku yeesheen Muqdisho.
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...












