Waxaa Goordhow Furmay Kulankii 15aad Kalfadhiga 7aad, oo ay Shir Guddoominayaan Guddomiye Ku Xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka mudane Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey iyo Guddomiye Ku Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad.
Ajendaha kulanka ayaa ah:
1- Akhrinta 1aad Hindise -sharciyeedka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda
2-Akhrinta 1aad Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka