Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha shacabka oo kulan yeelaneya- Dhageyso ajandiyaasha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Barlamaanka oo Su’aalo weydiiyay wasiirka Cadaaladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhimaanada Federaalka Soomaaliya  ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa waxaa ay ku leeyihiin Xaruunta gobolaha Shacabka Soomaaliya waxaa  ayna kaga hadlayaan Ajandayaal kala kuwan.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo  ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo  la hadlay Radio Muqdishu ayaa tilmaamay in  kulanka golaha shacabka maanta looga hadlayo dhowr Ajande kasoo qeyb ka ah shaqooyinka horyaala baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xildhimaan Maxmed Cumar ayaa dhanka kale waxaa uu ku baaqay in la joojiyo Colaadaha kasoo cusboonaaday qaar ka ka mid ah Gobolada Dalka gaar haan Gobolada Galgaduud iyo Shabeelaha dhexe kuwaas oo ay ka dhalatay dhimasho iyo dhaawac  una dhexeeya Beelo Walaalaha ah.

Waxaa uu sheegay Xildhimaanku inaan loo dulqaadan Karin Dagaalada nuucaana kuwaas oo salka ku haaya qabaa’il ayna ka xun yihiin mudanayaasha golaha shacabka  maadaama ay matalaan ayna Masuul ka  yihiin  Shacabka Soomaaliya.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/07/wareysi-Xildhiban-Dalkxa.mp3
Previous Post

Nabadoono ku baaqay in la joojiyo dagaalka Xeraale.

Next Post

Wasiir ku xigeenkii hore ee Xanaanada Xoolaha oo baaq u diray dhinacyada ku dagaalamay Xeraale

Next Post
Wasiir ku xigeenkii hore ee Xanaanada Xoolaha oo baaq u diray dhinacyada ku dagaalamay Xeraale

Wasiir ku xigeenkii hore ee Xanaanada Xoolaha oo baaq u diray dhinacyada ku dagaalamay Xeraale

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In