Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Shacabka oo maanta ansaxiyey sharciga Batroolka dalka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudanayaasha golaha shacabka oo maanta kulan yeeshay ayaa Akhrinta sedaxaad marsiiyay Wax ka bedelka sharciga batroolka Dalka oo ugu dambeyn cod ay geliyeen  sida uu natiijada codeynta uu ku dhawaaqay Kusimaha Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulanka shir Guddoomiyay.

Related posts

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026

Wasiirka macdanta iyo batroolka ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdirashiid Maxamed Axmed iyo gudoomiyaha guddiga kheyraadka dabiiciga ah iyo bay’ada ee golaha shacabka Xildhibaan  Yuusuf Xuseen Axmed gamaadiid ayaa golaha uga mahad celiyay anaixinta sharciga batroolka.

Sidoo kale Xildhibaanada golaha shacabka ayaa dib u celiyay hindise sharciyeedka dhismaha Guddiga la dagaalanka musuq maasuqa oo maanta lagu balansanaa in loo codeeyo,ka dib markii qaar ka mid ah xildhibaanada ay aragtiyo ka dhiibteen su’aalana ay ka keeneen qodobo ka mid ah hindise sharciyeedkan sida uu sheegay shir guddoonka Kulanka.

Ugu dambeyn wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa golaha ka hor jeediyay Hindise sharciyeedka doorashooyinka Qaranka.

Qaar ka mid ah Xildhibaanda golaha shacabka ayaa su’aalo hindise sharciyeedka Arrimaha doorashooyinka la xiriira weydiiyay wasiirka oo isagana ka jawaabay.

Sidoo kale xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta loo qeybiyay wax ka bedelka sharciga iibka Qaranka,waxaana kulanka soo xiray Kusimaha Guddoomiyaha golaha shacabka ahna guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha.

Previous Post

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo magacaabey Wasiiru Dowlayaal.

Next Post

Wasiir Fowsiyo Maxamed Sheekh oo guddoomisay shir ku saabsanaa qorshaha Tamarta+Sawirro

Next Post
Wasiir Fowsiyo Maxamed Sheekh oo guddoomisay shir ku saabsanaa qorshaha Tamarta+Sawirro

Wasiir Fowsiyo Maxamed Sheekh oo guddoomisay shir ku saabsanaa qorshaha Tamarta+Sawirro

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026
0

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa...

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo Amni Xaqiijin iyo sifeyn...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In