Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka dooday amniga iyo dar dargelinta daah furnaanta doorashada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka dooday amniga iyo dar dargelinta daah furnaanta doorashada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda Muqdisho oo galay maalintii 4aad, ayaa madaxdu waxa ay ka arrinsadeen qodobbada ajandaha shirka  oo sii socon doona inta la isla meel dhigayo dhammaan qodobbada muhiimka ah ee la xiriira doorashooyinka dalka.

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa sheegay in Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ay ka doodeen arrimaha amniga, daah furnaanta doorashada iyo in la mudeeyo xilliga ay ku dhamaaneyso doorashada.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026

“Maanta maalintii 4aad ayuu galay shirka Golaha oo uu shir guddoominayo Eng, Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble,, Madaxdu waxa ay maanta sii wadeen doodaha ku aadan arrimaha muhiimka ah ee ay tahay in si deg deg ah xal looga gaaro, si loo dar dargeliiyo, loona dhameystiro doorashada”. Ayuu yiri Wasiir Cadaala.

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh ayaa hoosta ka xariiqay in Madaxdu ay yeesheen doodo aad iyo aad u qoto dheer oo muhiim u ah mustaqbalka Umadda Soomaaliyeed, isla markaana meelo badan horumar laga sameeyay, isagoo intaa ku daray in shirku uu ku socday jawi aad iyo aad u wanaagsan, ayna sii socon doonaan doodaha shirka, lana rajeynayo inay madaxda isla meel dhigaan qodobada horyaalla oo ay ka midyihiin misiirka dalka iyo dar dargelinta doorashooyinka.

Previous Post

 Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay Balcad iyo Jowhar “SAWIRRO”

Next Post

Xabad joojin hor dhac ah oo laga gaaray Colaadii Saaxo Maygaag “SAWIRRO”

Next Post
Xabad joojin hor dhac ah oo laga gaaray Colaadii Saaxo Maygaag “SAWIRRO”

Xabad joojin hor dhac ah oo laga gaaray Colaadii Saaxo Maygaag “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In