Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha wakiilada Galmudug oo maanta ansixiyay golaha wasiiradda cusub+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Golaha wakiilada Galmudug oo maanta ansixiyay golaha wasiiradda cusub+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhinaabada Barlamaanka ee Dowlad-gobooleedka Galmudug ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka galmudug ayaa waxa ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen golaha Wasiiradda cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Madaxweyene Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor .

Kulanka golaha maanta waxaa soo xaadiray 78 mudane ee ka tirsan Barlamaanka dhammaan waa ay ansixiyeen.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026

Sidoo kale munaasabada waxaa ka qeyb-galay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (qoor-Qoor) Madaxweyne ku xigeenka Cali Daahir Ciid, Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Mudane Maxamed Axmed Gacal iyo ku xigeenadiisa .

Dhammaan tirade golaha Wasiirada ay maanta meel mariyeen Barlamaanka ayaa ka koobnaa 61 waxaana isla munaasabada lagu dhaariyay 25 Wasiir, 25 Wasiir ku-xigeeno iyo 11 Wasiiru Dowle.

Waxaana sidoo mkale ay Madaxda sare ee Galmudug kula  la dardaarmay Wasiiradaan inay sidii loogu talagalay ugu adeegaan shacabkooda waxaana ay u rajeeyey inay ka soo baxaan waajibaadka loo ekmaday.

Tags: Golaha wakiilada Galmudug oo maanta ansixiyay golaha wasiiradda cusub+sawirro
Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay weerarkii lagu dilay Guddoomiyihii Gobolka Mudug ee Puntland

Next Post

Boosaaso oo laga furay Xarun lagula tacaalo dadka uu soo rito Covid-19 +Sawirro

Next Post
Boosaaso oo laga furay Xarun lagula tacaalo dadka uu soo rito Covid-19 +Sawirro

Boosaaso oo laga furay Xarun lagula tacaalo dadka uu soo rito Covid-19 +Sawirro

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

Safiirka Soomaaliya ee Jarmalka iyo Poland oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Madaxweynaha Hungary

Safiirka Soomaaliya ee Jarmalka iyo Poland oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Madaxweynaha Hungary

February 18, 2026
0

Budapest, Hungary – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalalka Jarmalka iyo Poland, Mudane Cabdicasiis Maxamuud Maxamed (Farabadan), ayaa si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In