Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boosaaso oo laga furay Xarun lagula tacaalo dadka uu soo rito Covid-19 +Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Boosaaso oo laga furay Xarun lagula tacaalo dadka uu soo rito Covid-19 +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta axad ah  magaalada Bosaaso ee Gobolka Barri laga furay Xarunta maaraynta iyo daryeelka covid-19 oo loogu talagalay in lagu daryeelo dadka uu haleelo caabuqa dilaaga coroonafayris.

Xarunta oo ah tii ugu horaysay oo laga helayo adeegyo dhamaystiran ee Puntland ayaa waxaa xariga wadajir uga jaray isuduwaha wasaarada caafimaadka Gobolka bari, Duqa degmada Boosaaso, taliyaha qaybta Gobolka iyo wasiiru dawlaha wasaaradda arimaha gudaha ee Puntland .

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Waxaana dhammaan Masuuliyiinka dowladda iyo saraakiisha ciidamada ay bulshada deegaanka  ugu baaqeen inay xarunta la soo xiriiraan si ummadda loo badbaadiyo cudurkaan halista ah ee  covid-19.

Wasaaradda Caafimaadka dowlad-goboleedka Puntland ayaa diwaan gelisay guud ahaan tirade dadka uu soo ritay cudurkaan covid-19 deegaanada Maamulka Puntland 136 qof halka geeridu ay gaartay 5 ruux iyo sidoo kale 3 qof oo ka bogsootay.

Tags: Boosaaso oo laga furay Xarun lagula tacaalo dadka uu soo rito Covid-19 +Sawirro
Previous Post

Golaha wakiilada Galmudug oo maanta ansixiyay golaha wasiiradda cusub+sawirro

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qalab looga hortago Covid-19 gaarsiisay Galmudug+Sawirro

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qalab looga hortago Covid-19 gaarsiisay Galmudug+Sawirro

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qalab looga hortago Covid-19 gaarsiisay Galmudug+Sawirro

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In