Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Wakiilada Koofur-galbeed oo wax ka bedel ku sameeyay xeer hoosaadka Golaha+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Golaha Wakiilada Koofur-galbeed oo wax ka bedel ku sameeyay xeer hoosaadka Golaha+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Wakiilada Dowlad goboleedka Koofu Galbeed Soomaaliya oo Maanta u qabsoomay kalfadhigii 1-aad kulankiisa 10-aad Akhrinta kuwaad Marsiiyey Wax kabedelka Xeer hoosadka Barlamanka Koonfur Galbeed.

Kulan maanta waxaa soo xaadireen ilaa iyo 62 xildhibaan waxaa dhammaan loo sharaxay qodobadda wax ka bedelka lagu sameeyay iyo qodobada ka haray xeer hoosaadka oo loo bahanayhay in laga doodo .

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Koofur-galbeed Soomaaliya Amb. Cali Saciid Faqi ayaana Shir Guddoomiyay kalfadhigii 1-aad kulankiisa 10-aad waxaana soo xaadirey kulanka 62-Xildhibaan .

Guddoomiye Cali saciid Faqi ayaa xildhibaanada u sheegay in maalinta beri ah laga doodo doona loona baahanyahay inay soo akhriyaan golaha si wax ka bedelka xeer hoosaadka uu u noqdo mid ay ka dhalan karo u gudbida hanaan dimuquraadiyada isla markaana uu u yahay muhiim ummadda Koofur-galbeed.

Tags: Golaha Wakiilada Koofur-galbeed oo wax ka bedel ku sameeyay xeer hoosaadka Golaha+Sawirro
Previous Post

Xoghayaha Cusub ee Xafiiska Ra’isulwasaraha XFS oo xilka la wareegay+Sawirro

Next Post

Barlamaanka JFS oo berri ka arrinsanayo arrimaha Burcad badeeda+Sawirro

Next Post
Barlamaanka JFS oo berri ka arrinsanayo arrimaha Burcad badeeda+Sawirro

Barlamaanka JFS oo berri ka arrinsanayo arrimaha Burcad badeeda+Sawirro

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In