Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha wasiirada Galmudug Oo ka dooday sharciga Shaqaalaha Rayidka Ee Maamulkaasi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Golaha wasiirada Galmudug Oo ka dooday sharciga Shaqaalaha Rayidka Ee Maamulkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka golaha wasiirada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug oo uu  maanta shir guddoominayay madaxwayne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi, iyadoo ajandayaasha looga hadlay y ka mid ahaayeen dadajinta hawlaha xulista agaasimayaasha guud iyo waaxyaha, iyo hindise sharciyeed ku saabsan shaqalaaha rayidka ah ee Galmudug, kaasi oo wasaarada shaqada iyo shaqaaluhu soo gudbisay.

Maxamed Nuur Diini wasiir ku xigeenka wasaarada shaqada iyo shaqaalaha ee Maamulka Galmudug ayaa  Radio Muqdisho u sheegay sharcigaasi oo nidaaminaya shaqaalo qorista iyo xuquuqdoodaba ay wasaaradu soo diyaarisay, haatana golaha wasiiradu ay ka doodayaan si loo ansixiyo oo uu u noqdo mid la dhaqangaliyo.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Golaha wasiirada dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa horylaal hawlo badan, maadaama maamulkani uu cusubyahay, iyagoo todobaadkiiba shira  2 jeer.

Previous Post

Gudoomayahiii Gobolka Banaadir oo xilka laga qaaday, iyo Gudoomiye cusub oo la magacaabay

Next Post

Daawo Sawirrada:- sida diirran ee R/wasaare ku xigeenka iyo wafdigiisa maanta loogu soo dhaweeyay Beledweyne

Next Post
Daawo Sawirrada:- sida diirran ee R/wasaare ku xigeenka iyo wafdigiisa maanta loogu soo dhaweeyay Beledweyne

Daawo Sawirrada:- sida diirran ee R/wasaare ku xigeenka iyo wafdigiisa maanta loogu soo dhaweeyay Beledweyne

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In