Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee XFS.
Agaasimaha cusub ayaa loo Magacaabay Cabdulqaadir Cilmi Cali, iyagoo uga mahadceliyay Agaasimihli hore ee hay’adda Mudane Maxamed Aadan Koofi howshii u soo qabtay Koofi ayaa Agaasime aha muddo ka badan Lix sano.