Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha wasiirada oo magacaabay taliyeyaasha ciidammada Booliska iyo Asluubta ‘Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Golaha wasiirada oo magacaabay taliyeyaasha ciidammada Booliska iyo Asluubta ‘Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan golaha wasiirada ee maanta oo uu shir gudoominayay Ra’isulwasaaraha Soomaaliya mudane  Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ugu horeyso dhanka amaanka iyo hour u socod siinta wadanka.

Shirkooda Khamiislaha ah ayay golaha wasiiradu uga hadleen arrimaha amniga, waxbarashada caafimaadka, ayagoo sidoo kale isku raacay in Generaal Maxamed Xasan Xaamud uu noqdo taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed sida uu warbaahinta u sheegay afhayeenka xukuumadda Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026

“Marka golaha wasiirada dood dheer ayey ka yeesheen magacaabista cida buuxin doonta bookaas oo ay golaha wasiirada soo bandhigeen, waxaana runtii cod aqlabiyad leh ay isku raaceen in general Maxamed Xasan Xaamud oo aad wada garaneysaan ahaana wasiirkii hore ee gaashindhiga uu buuxin doono booskaas waxaan rajeyneynaa inuu ilaahey u saqiro howshaas, “

Sidoo kale waxay golaha wasiiradu isku raaceen in taliyaha ciidanka Asluubta loo magacaabo Gen. Bashiir Maxamed Jaamac “Goobe” oo horay u soo noqday taliyaha nabad sugidda qaranka.

“Golaha wasiirada waxaa kaloo ay maanta aad iyo aad uga dooden magacaabista taliyaha ciidanka asluubta soomaaliyeed oo iyana ay wasaarada cadaalada soo jeedisay dood dheer kadib waxaa laisku raacay in loo magacaabo taliyaha ciidanka asluubta soomaaliyeed general bashiir maxamed jaamac oo horay u ahaa taliyihi nabad sugida hadana ah mudane baarlamaan oo aan filaayo inaad wada garaneysaan qibrad dheerna u leh arimaha ciidanka booliska iyo amniga waxaan rajeyneynaa in isna howshaas uu ka soo dhalaali doono.,

Golaha wasiirada waxaa kaloo wasaarada cadaaladu ay hor keentay qaab siyaasadeedka cafiska iyo fursad siinta dadka xagjirka oo runtii aad iyo aad looga dooday ugu dambeyna la ansaxiyay waxaana ahmiyadiisu ay tahay sidii dadka xagjirka loogu qancin lahaa in ay ka tanaasulaan dhibaatooyinka ay ku haayaan dadkeena soomaaliyeed kadiba cafis loo fidyo”

Golaha wuxuu ansixiyay siyaasadda amniga hoteellada iyo goobaha ganacsiga, taas oo la doonayo inay dhaqan geliyaan milkiileyaasha aminga iyo ganagsatada. Golaha wasiiradu waxa kale oo ay ka hadleen xaalada qaxootiga soomliyeed ee dalka yaman iyo sidii loo soo xiijin lahaa gurmadka lagu badbaadinayo muwaadiniinta soomaaliyeed ee dalka yaman ku xayiran.

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed

Previous Post

“Sawirro”Madaxweynaha oo furay shirka wada_tashiga dowlada dhexe iyo dowlad goboleedyada

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqday xarumaha maamulka Puntland- SAWIRRO

Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqday xarumaha maamulka Puntland- SAWIRRO

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqday xarumaha maamulka Puntland- SAWIRRO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In