Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Wasiirada Puntland Oo Ansixiyay Xeerka Isgaarsiinta Puntland Kana Hadlay Dhibaatada Ayaxa Ee Deegaanka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Golaha Wasiirada Puntland Oo Ansixiyay Xeerka Isgaarsiinta Puntland Kana Hadlay Dhibaatada Ayaxa Ee Deegaanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Dani ayna soo xaadireen Dhammaan Wasaaradda kala duwan ee Puntland iyo hay’adaha dowliga ah ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah.

Qodobada ugu muhiimsan ee shirka asbuuclaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland looga hadlay waxaa ka mid ah xaaladaha Amni ee Puntland, hanaanka Dimuqraadiyada ee asxaabta badan, Dhamaystirka Golayalaasha deegaanka qaybo ka mid ah degmooyinka Puntland iyo xal u helida xaaladda Ayaxa ee ku habsaday inta badan dhul daaqsimeedkii deegaannada Puntland.

Related posts

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026

Golaha Wasiirada Puntland ayaa waxay ansixiyeen Xeerarka isgaarsiinta Puntland oo ay muddo ka soo shaqaynaysay Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta Hidaha iyo Dhaqanka Puntland sida uu warbaahinta u sheegay Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Dabaraani.

Wasaaradda Maaliyada Puntland ayaa Golaha Wasiirada horgeysay qorshe la doonayo in hay’adaha dowladda loogu sameeyo koonto Guud oo ka wada dhaxaysa, qaybna ka noqonaysa hannaanka la dagaallanka Musuq Maasuqa iyo wax is daba marinta.

Previous Post

 Wasiirka Waxbarashada Galmudug Oo Ka Warbixiyay Xarun Cusub Oo Madaxweynaha Galmudug Uu Dhagax Dhigay “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Ganacsiga Oo Ka Shirtay Hindise Sharciyeedka Laysimada Ganacsiga “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Ganacsiga Oo Ka Shirtay Hindise Sharciyeedka Laysimada Ganacsiga “SAWIRRO”

Wasaaradda Ganacsiga Oo Ka Shirtay Hindise Sharciyeedka Laysimada Ganacsiga “SAWIRRO”

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In