Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Wasiirrada oo loo qeybiyay heshiis Iskaashi oo dhanka Difaaca ah oo dhaxmara dalalka Soomaaliya iyo Kenya

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Golaha Wasiirrada oo loo qeybiyay heshiis Iskaashi oo dhanka Difaaca ah oo dhaxmara dalalka Soomaaliya iyo Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha ra’iisul wasaaraha ahna ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamac, ayaa shir-guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee golaha wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Shirka ayaa ugu horrayn warbixinta amniga looga dhagaystay Wasiirrada Amniga iyo Gaashaandhigga oo golaha la wadaagay abaabulka iyo diyaar-garowga wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Argagixisada.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026

Waxa sidoo kale golaha loo qeybiyay heshiis iskaashi dhanka Difaaca ah oo u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya, iyo siyaasadda dawladda ee baraha bulshada oo ay soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada.

Previous Post

Wasiirka Duulista Hawada oo ka qeybgashay Kulan looga hadlaayo Duulimaadyada Rayidka ah

Next Post

Fadhiga 3aad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo warbixin lagaga dhageystay Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Next Post
Fadhiga 3aad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo warbixin lagaga dhageystay Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Fadhiga 3aad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo warbixin lagaga dhageystay Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In