Sunday, September 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Goobaha Biyo fariisinka Dhuusamareeb oo dib-u-dayactir lagu bilaabay+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Goobaha Biyo fariisinka Dhuusamareeb oo dib-u-dayactir lagu bilaabay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka magaalada dhusamareb ayaa wada qorshe biyaha fariistay Bartamaha magaalada looga saarayo maadaaba caqabad ay ku noqdeen isu socodka gaadiidka iyo dad-waynaha guddoomiyaha magaalada Dhusamareb Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed (Geeda-Qoroow) iyo ku-xigeenkiisa Amniga iyo siyaasada Cabdi Xaashi Caroole ayaa kormeer ku tagag goobaha ay ka socanayaan dayactirka wadooyinka waxna looga qabanayo daadadkii ka Dhashay roobabka.

Guddoomiyaha dhuusamareeb ahna duqa magaalada Macalin Cabdiraxmaan Geeda-qoroow ayaa sheegay in caqabada 1-aad ay ka dhalatay biyihii oo laga hor istaagay meelihii magaalada ay uga bixi lahaayeen ka dib markii la dhistay Buundooyinkii daadadka gudbin lahaa sidoo kala culeys uu ka yimid Dhismayaasha cusub oo aan lahayn hanaan la jaan qaadaya in magaalada Biyihu ka baxaan.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

September 19, 2026

Dhinaca kale guddoomiye Geeda-qoroow ayaa xusay qorsha maamulku ka Damacsan yahay wax ka qabashada arrintaan waxa uuna ugu baaqay cid waliba oo ka gacan siin karta inay ka caawiso waxa uuna u mahad celiyey bulshada Magaalada oo si is xilqaan ah ku dhisaya qaar ka mid ah wadooyinka.

Mudda sanad iyo bilo ah oo uu dhisan yahay maamulka caasimada galmudug ayey howlo muhiim ah sida bixinta jidad cusub iyo hanaanka diyaarinta qorshaha Magaalada.

Tags: Goobaha Biyo fariisinka Dhuusamareeb oo dib-u-dayactir lagu bilaabay+Sawirro
Previous Post

Tirada dadka uu ku dhacay Covid-19 dalka India oo gaartay 21 Milyan.

Next Post

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay Geerida Allaha u naxriistee Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil

Next Post
Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeysay geerida Abwaan Cali Sugule

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay Geerida Allaha u naxriistee Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

September 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul...

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In