Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Goobaha loogu talagalay bixinta kaararka aqoonsiga oo la kormeeray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Goobaha loogu talagalay bixinta kaararka aqoonsiga oo la kormeeray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

13254588_1717434495161969_2584139521420131785_nKormeerakan uu hogaaminaaye Ku-simaha Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Ku-xigeenka dhanka Maamulka iyo Maaliyada Mudane Ismaaciil Macalin Cabdi Guure ayaa waxaa ku wehlinaaye guddoomiye ku-xigeenka dhanka Siyaasadda iyo Amniga ee Gaobalka banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh kaas oo ay ku tageen Xarumaha uu Maamulka Gobalka Banaadir u asteeyay in lagu bixiyo ama ay dadweynaha Soomaaliyed ee Muqdisho kunool ay ka qaatan kaarka aqoonsiga dhalashada Dowlada Hoose ee Xamar.

Xarunta Taliska ilaalada Deegaanka Xamar,  Degnooyinka Shibis, Howl Wadaag, iyo Wadajir oo ah goobaha loo qorsheeyay in bulshada ay ka qaatan Aqoonsiga Dhalashada Dowlada hoose ee Xamar ayey masuuliyinta booqden iyagoo ku bogaadiyay Howl Wadeenada ka howl gala Xafiiyada kaarka dhalashada iyo Maamulka degmada in ay  dar dar galiyaan abaabulka ay ku wacyi galinaayan shacabka in ay qaatan aqoonsigaasi.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026

Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir oo kormeerka kaddib lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ujeedka kormeerka uu yahay sidii ay ugu kuurgeli lahaayeen halka ay mareyso qaadashada kaararka aqoonsiga.

“Degmooyinka uu kusimaha kormeeray ayaa loogu tala galay in lagu bixiyo kaarka aqoonsiga dhalashada oo lagu cadeynayo qofka muwaadinka ah, waxaana maamulka Gobalka uu ka doonaya dadka Soomaaliyed ee ku nool magaalada Muqdisho ay is diiwan geliyaan oo ay qaatan kaarkaasi qofkii aan qaadanin, waxaa ku adkaaneysa in uu ganacsado in uu garoonka ka dhoofo” ayuu yiri Afhayeenka.

Intaasi kadib masuuliyiinta Maamulka Gobalka Banaadir ayaa booqday Dhismaha Cusub ee uu ku shaqeyn rabo  Ururka  Dhallinyarada gobalka Banaadir oo haatan ay ku socoto dib u dhis iyo qalabeen.

13226888_1717435595161859_8021721589978772137_n 13226922_1717434621828623_7667114422585653837_n 13230081_1717435561828529_8946098589219364054_n 13237833_1717435135161905_7384315125209027690_n 13239910_1717434918495260_8589070615368458117_n 13241274_1717436025161816_254670598131028319_n 13241292_1717434828495269_8068232038258391031_n 13241373_1717435785161840_2404177957320016603_n 13244824_1717435361828549_8470051052881492143_n 13254399_1717435635161855_494205851634900913_n 13254467_1717435035161915_187602870747420185_n 13254588_1717434495161969_2584139521420131785_n 13256024_1717435261828559_2692339185163812224_n 13256229_1717434541828631_902102309594786823_n 13256369_1717435488495203_3217570671716397846_n 13266014_1717435721828513_4076409912586169874_nSawir Qaade:- Asad Jabiiba

Previous Post

Erey bixinta doorashooyinka oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post

Safaaradda Soomaaliya ee South Africa oo qabatay Koob loogu magac daray Isdhexgalka Umadaha “SAWIRRO”

Next Post
Safaaradda Soomaaliya ee South Africa oo qabatay Koob loogu magac daray Isdhexgalka Umadaha “SAWIRRO”

Safaaradda Soomaaliya ee South Africa oo qabatay Koob loogu magac daray Isdhexgalka Umadaha “SAWIRRO”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒  𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

September 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In