Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddi saraakiil ah oo ka shaqaynaya midaynta howl-gallada iyo tababarrada ciidamada oo la magacaabay-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Guddi saraakiil ah oo ka shaqaynaya midaynta howl-gallada iyo tababarrada ciidamada oo la magacaabay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa shir guddoomiyay kulan amniga dalka looga hadlayay oo lagu qabtay aqalka madaxtooyada dalka ee Villa Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay taliyeyaasha; militiriga, nabad sugidda, booliiska iyo asluubta kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta howlgalada dhanka ah Al-shabaab iyo xasilinta amniga dalka iyo xoojinta wada shaqeynta laamaha amniga ee wadanka.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Madaxweynaha ayaa saraakiishii kulanka ka qeybgashay kala hadlay sida lagama maarmaan u tahay in laga hortago falalka amniga darada ah oo ay la damacsan yihiin shacabka Soomaaliyeed kooxda nabad diidka ah ee Al-shabaab.

Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo madaxweynaha dalka ayaa intuu uu kulanka socday waxaa uu dhageystay talooyinka ay saraakiisha amniga soo jeedeen ee ku aadan sida loo sugi karo ammaanka, waxaana madaxweyne Farmaajo faray saraakiisha in ay ahmiyadda koowaad siiyeen ilaalinta muwaadiniinta Soomaaliyeed.

“Ciidankeena aniga waxaan aaminsanahay marar badanna waa iraahdaa waa ciidan fiican oo u soo diyaargaroobey in ay dalka u dhintaan, anaga waxaa nalaga rabaa madaxdii qaranka saadka, adinkana waxaa la idin ka rabaa qorshihii iyo howlgalkii,” ayuu yiri madaxweynaha.

Kulanka ayaa laga soo saaray in la dhiso guddi soo diyaariya qorshaha dowladda ay kula wareegayso amniga dalka, kaas oo loo xil saaray saraakiisha amniga.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la leh Saraakiisha Laamaha Amniga Dalka

Next Post

Waxaa la rumeysanyahay in Madaxii Argagaxisada ee Muqdisho Cali Jabal lagu diley howlgal qorsheysan…WARSAXAAFADEED

Next Post

Waxaa la rumeysanyahay in Madaxii Argagaxisada ee Muqdisho Cali Jabal lagu diley howlgal qorsheysan...WARSAXAAFADEED

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In