Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga adeegga Bulshada ee Aqalka Sare oo kulan la qaatay Madaxda W. shaqada, arrimaha Bulshada 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga adeegga Bulshada ee Aqalka Sare oo kulan la qaatay Madaxda W. shaqada, arrimaha Bulshada 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha babani’aadanimad,Warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare oo gudanaya waajibaadkiisa uu u xilsaaranyahay ayaa maanta Xafiiska Guddiga ugu yeeray Masuuliyiinta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha guddiga horumarinta adeega Bulshada Aqalka Sare Senator Cismaan Maxamuud Maxamed (Dufle) ayaa wasiirka looga dhageystay war bixin ku saabsan qorshe howleedka Wasaaradda, arrimaha shaqaalaha iyo shaqo abuurka, mashaariicda ay maamusho iyo sida ay wasaaraddu uga hirgeliso mashaariicda Dowlad Goboleedyada.

Related posts

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026

Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Biixi Imaan Cige oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cismaan Ibraahim Libaax, Wasiir Dowlaha Wasaraadda Yuusuf Maxamed Aadan iyo xubno kale oo la socday, ayaa guddiga faahfaahin ka siiyay howlaha shaqo ee Wasaaradda iyo dhammaan su’aalihii ay qabeen.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Madaxda Xafiidska UNSOM

Next Post

Deegaano u dhow Afmadow oo ay Ciidanka ku dileen xubno khawaarijta ka tirsanaa

Next Post
Deegaano u dhow Afmadow oo ay Ciidanka ku dileen xubno khawaarijta ka tirsanaa

Deegaano u dhow Afmadow oo ay Ciidanka ku dileen xubno khawaarijta ka tirsanaa

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

April 2, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta soo gebagabeeyey aqoon isweydaarsi ku saabsan Qiimeynta Khatarta Musuqmaasuqa, kaas oo socday muddadii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In