Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Afurinta Dadka Sooman Oo raashin u qeybiyay 200 Oo Qoys+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddiga Afurinta Dadka Sooman Oo raashin u qeybiyay 200 Oo Qoys+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo lagu guda jiro bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa guddiga afurinta dadka sooman ee danta yare  waxaa ay wadeen mashruuc loogu macdaray ( Afuri oo ajar hel) ayaa wajiga koowaad ee qaybinta raashinka afurinta ah ka bilowday qeybo kamida degmooyinka Gobolka Banaadir gaar ahaan Degmada Hodan.

Mashruucan afuri oo ajar hel ayaa waxaa ku deeqay dad weynaha soomaaliyeed iyagoo usoo mariyey idaacada Al-Nuur deeqdan oo isugu jirtay Bur, Bariis, Sokor, Baasto, Timir iyo Saliid ayaa waxaa lagu qeybiyey markizka Ibnu-Baaz fadhigiisu xaruntiisu tahay Degmada Hodan.

Related posts

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026

Gudomiyaha guddigan Sheekh Cabdifatax Xasan oo ka hadlay goobtaas waxa uu sheegay inay deeqdaani ku deeqeen dadweynaha soomaliyeed waxa ookale oo uu sheegay in ay ka qeyb qaadatay Haya’ada Horumarinta bulshada iyo Dacwada ee SAFA FOUNDATION, gudoomiyaha guddiga ayaa intaas ku sii daray in kaalmooyin kale ay bixi doonaan maalmaha ciida si looga farxiyo qoysaska soomaliyed ee tabaaleysan.

Ugu dambeyntii Maamulka Degmada Hodan iyo dadweynihii ka faa’ideystay tabarucaadkan ay soo gaarsiiyeen walaalahooda  soomaaliyeed ayaa ka mahad celiyey sida wanaagsan ee loo soo gaarsiiyey raashinka una duceeyey dadkii la baxay sadaqadan.

IMG_9664 IMG_9671 IMG_9686 IMG_9687 IMG_9729 IMG_9737 IMG_9780 IMG_9793

Previous Post

Munaasbad Loogu Baroooq Diiqayay Guddoomiyihii Xiriirka Ciyaaraha Fudud Oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Next Post

R/wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeybgalay munaasabd lagu xusayay maalinta agoonta Islaamka+Sawirro

Next Post
R/wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeybgalay munaasabd lagu xusayay maalinta agoonta Islaamka+Sawirro

R/wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeybgalay munaasabd lagu xusayay maalinta agoonta Islaamka+Sawirro

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In