Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga amniga doorashooyinka Qaran oo la kulmay Madaxda Jubalanad “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Guddiga amniga doorashooyinka Qaran oo la kulmay Madaxda Jubalanad “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga amniga doorashooyinka Qaran ee Soomaaliya, ayaa socdaal ay ugu kuurgalayeen xaaladda amni ee magaalada Kismaayo oo ka mid ah goobaha doorashooyinka ay ka socdaan, ayaa ku tegay magaaladaasi.

Guddiga amniga doorashooyinka Qaran oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Guddigaasi ahna taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, Taliyaha hey’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Jeneraal Cadullaahi Maxamuud Gaafoow, waxayna Kismaayo kula kulmeen Madaxweynaha dowlad gobolleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), iyadoo looga hadlay kulankaasi xaaladaha amni ee goobaha doorashooyinka Kismaayo, waxayna war-bixin ka dhageystay xubno ka tirsan Guddiga doorashooyinka heer dowlad gobolleed ee Jubbaland iyo Saraakiisha amniga.

Related posts

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026

Guddoomiyaha Guddiga amniga doorashooyinka Qaran S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyey dowlad gobolleedka Jubbaland dedaalka dhanka amniga ee ay sameeyeen, gaar ahaan goobaha doorashooyinka, waxa uu tilmaamay in Guddiga amniga doorashooyin Soomaaliya uu diyaar u yahay wax walba oo lagu taageerayo amniga xilliga doorashooyinka aqalka Hoose ee Barlamaanka Soomaaliya.

Guddiga, ayaa booqday qaar ka mid ah meelihii ay doorashooyinka Xildhibaannada ka dhaceen iyo meelaha weli harsan, waxayna ku booriyeen shacabka Jubbaland in ay laammaha amniga kugacan siiyaan ka hortaggidda khatarta amni darro ee cadowga .amni1amni2amni3amni4amni5amni

Previous Post

Mdaxweyene Xasan Sheekh “gobolka Banaadir horumarka dalka ayuu tusaale u yahay”+Sawirro

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In