Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug oo soo saaray Amarro la xiriirta amniga doorashooyinka

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug oo soo saaray Amarro la xiriirta amniga doorashooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Go’aano Amaanka lagu xaqiijinaayo kasoo oo ka kooban 8 qodob ayaa  ka soo baxay Guddiga Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug, kuwaa oo ku saabsan in aan hub lagu dhex heysan karin Magalooyinka  ay ka dhacayaan Doorashooyinka ee Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb.

Qodobada ay soo sareen Guddiga Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa u dhigan sidan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

1: In Gudiga amniga Galmudug  uu mamnuucay dhamaan hubka & Gaadiidka dagalka ee lagu dhex heysto Galmudug, gar ahan magalooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo.

2: In Shacabka ku nool degaannada Galmudug lagu wargelinayo inay si dhow ula Shaqeyaan laamaha maniga lana soo wadaagaan xogta iyo falalka ka dhanka ah Amniga.

3: laga bilaabo Maanta oo taariikhdu tahay  4/8/2021  in aan wax hub ah lagu dhex qaadan karin Magalooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo hadii aan fasax looga heysan laamaha Amniga Galmudug.

4:In la mamnuucay Askari ama Ciidan hubeysan oo Magaalooyinka hubka ku dhex wadan kara, marka laga reebo kuwa loo xilsaaray sugida amniga.

5: In Ciidamada qalabka sida ay ka foojignaadaana inay xabad ka ridaan Gudaha Magalooyinka aan soo xusnay, iyada oo aan lagu gudaneyn wajibad Shaqo.

6: In la laga mamnuucay garoomada Magaalooyinka Galmudug, gaar ahaan Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo in laga soo dejiyo hub ama Gaadiid dagaal oo an fsax loo heysan.

7:  In aysan jiri karin qof ku dhex heeysan kara Magaalooyinka Galmudug hub, Ciidan ama Agab dagaal oo aan fasax ka haysan Hay’adaha Amniga.

8: In Hay’adaha Amniga ay tallaabo ka qaadi doonaan cid kasta oo ku xadgudubta Awaamiirta ka soo baxday gudiga Amniga Galmudug.

Previous Post

Guddiga doorashaooyinka Gobolada Waqooyi oo shaaciyay Xilliga la dooranayo guddoonka guddiga

Next Post

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo kulan la yeshay guddiga doorashada Aqalka sare

Next Post
Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo kulan  la yeshay guddiga doorashada Aqalka sare

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo kulan la yeshay guddiga doorashada Aqalka sare

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In