Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga arrimaha dibadda ee barlamaanka Soomaaliya oo hambalyo u diray xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Dalxa oo ku baaqay in colaadda gobolka Hiiraan lagu dhameeyo wada hadal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga arrimaha dibadda ee barlamaanka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray  Xoghayaha Cusub ee Jamacadda Carabta  Ahmed Abuu  Gheit  Wasiirkii hore arrimaha dibadda ee dowladda Masar.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Guddoomiye ku-xigeenka guddiga arrimaha dibadda ee Barlamanaka Soomaaliya  ayaa sheegay in uu yahay  nin aqoon wanagsan u leh Soomaaliya,  isla markaana  jecel horumarka iyo nabad gelyadda guud ahaan dalka Soomaaliya.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026

“Nin Jaamacadda carabta wax badan ka soo shaqeeyay waaye, isla markaana Soomaaliya wax badan ka og xaaladeeda, runtii waan ugu hambalyayneynaa xilka loo magacaabay ee ah xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta, waxaana uu xilal kala duwan ka soo qabtay Masar oo ay ka mid tahay Wasiirka Arrimaha dibadda” ayuu yiri Prof Dalxa.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa tilmaamay in Jaamacadda Carabta ay markasta ka go’antahay sidii Soomaaliya looga caawin lahaa nabad ku soo dabaalidda guud ahaan dalka

Ahmed Abuu  Gheit oo dhawaan loo magacaabay xilka Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta ayaa si rasmi ah 1-da bisha July la wareegi doono xilkaasi, waxaana uu dhashay sanadkii 1942.

Previous Post

Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka oo sheegay in maxkamad la soo taagi doono dadka lagu soo qabtay maandooriyaha

Next Post

Xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo lagu qabtay Garoowe “SAWIRRO”

Next Post
Xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo lagu qabtay Garoowe “SAWIRRO”

Xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo lagu qabtay Garoowe “SAWIRRO”

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
0

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada iyo manaafacaadsiga Timirta.   War...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In