Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

NUSOJ oo qilaafkii ka jiray la dhammeeyay“Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
NUSOJ oo qilaafkii ka jiray la dhammeeyay“Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho guddiga badbaadinta ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Nusoj ayaa waxa ay sheegeen in la dhameeyey khilaafkii sababay in ururku uu yeesho labo hogaan.

Afhayeenka gudigani Cabdulqaadir Maxamed Faarax Dulyar oo kulankaasi kadib shir jaraa’id u qabtay saxaafadda ayaa sheegay in gudigani uu dadaal badan u soo galay dhameynta Qilaaf mudo soo jiray islamarkaana hada uu u gudbayo qaban qaabada qeybinta iyo casuumaada ergada soo dooran doonta hogaanka cusub ee ururka suxufiyiin Qaranka Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Guddiga waxa uu todobaadka dembe uu isku diyaarinayaa qaban qaabada qaabka ugu sahlan ee loo abaabuli karo doorasho uu ku soo baxo hogaanka cusub ee ururka nusoj kaas oo ay soo dooran doonaan dhammaan wariyeyaasho oo dhan” Ayuu Yiri Wariye Dulyar.

Gudigani ayaa sidoo kale ugu baaqay dowlada Federaalka iyo hey’adaha taageera saxaafadda in aysan wax macaamil ah  la yeelan dhanacyadii horey isugu qabsaday hogaaminta ururkani.

IMG_2684 IMG_2685 IMG_2686 IMG_2688 IMG_2691 IMG_2694 IMG_2697 IMG_2698 IMG_2700 IMG_2701

Sawir Qaade: Maxamed C/llaahi Feereysane

Previous Post

Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Burundi Oo Muqdisho Ku Kulmay “Sawirro”

Next Post

Warbaahinta qaranka oo xarun cusub ka furatay London”Sawirro”

Next Post
Warbaahinta qaranka oo xarun cusub ka furatay London”Sawirro”

Warbaahinta qaranka oo xarun cusub ka furatay London"Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In