Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga dib eegista doorashooyinka oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka “Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamijka Faaqidaada Wararka (Dhageyso)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka todabaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa waxaa maanta marti ku ahaa Guddiga dib u eegista doorashooyinka ee Baarlamaanka Soomaaliya iyagoo faah faahin ka bixiyay halka ay marayyaan howlaha guddigaasi loo xilsaaray.

Xubnaha guddiga ee barnaamijka kulanka martida ku ahaa ayaa waxaa ka mid ahaa Xildhibaanada kala ah Maryan Aweys Jaamac, C/samad Macalin Maxamuud iyo  Shariiif C/lle, iyagoo caddeeyay in aysan jiri doonin muddo kordhin loo sameeyo doorashooyinka dhacaya sanadkaan  2016-ka, iyagoo intaa ku daray in shacbiga Soomaaliyeed aysan walwal  iyo wax dareen ah ka muujin dib u dhigidda doorashooyinkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mas’uuliyiintan ayaa intii uu barnaamijku socday ka jawaabay su’aalo ay soo weydiiyeen qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka ee ku kala sugan dalka iyo dibadda.

Halkan hoose ka dhageyso 

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/05/KULANKA-TODOBAADKA-BY-JEYTE-13.05.2016.mp3

Previous Post

Ciidamada Talyaaniga oo deeq gaarsiiyay xarunta agoonta gabdhaha Boondheere “Video+Sawirro”

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo hoggaamiyaha Uganda oo ka wadahadley iskaashiga labada dal

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo hoggaamiyaha Uganda oo ka wadahadley iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo hoggaamiyaha Uganda oo ka wadahadley iskaashiga labada dal

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In